site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

CIID MUBAARAK

SomaliNet Forum (Archive): Islam (Religion): Archive (Before Feb 2000): CIID MUBAARAK
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Walaalkiin

Unrecorded Date
Nabad iyo Naxariis Ilaahay Korkiina Ha Ahaato

Intii ayaan u lahayd ayaa maanta Carafo is taagtay. Intii awooday ayaa iyana Soontay. In badan baa dhib iyo dar xumo ku sugo. Kuwa buka ama gaajaysan. Qaar badan baa barako kacay oo dhulkoodii ka qaxay. Kuwana daaday iyo abaar baa ku habsatay. Muslimiinta meel ay joogaan ba waa maalin barakaysan ee AAAAAAMIIIIIN dhaha.

Ilaahayow dhib baa na hayaa dheef noogu badal
Ilaahayow cadawgaaga iyo kan DIINTAADA ayaa isu kaaya sheegay e noo CIIDMI
Ilaahayow waan gaabinay ee ha naga guurin
Ilaahayow waa maalin barako iyo sharaf leh ee noo Naxariiso.

Haddii aad awooddo UDXIYAYSO oo neef gawrac.

Ciid Mubaarak
Ciid Wanaagsan

Ilaahayow Noo Naxariiso

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
CIID WANAAGSAN SOMAALI DHAMAANTIIN,
Waad ku mahadsantahay sidii aad noogu ducaysay ,Allaha ha kaa abaal mariyo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MUNA

Unrecorded Date
MUNA MOHAMED I WAS JUST GONNA SAY EID MUBARAK AND HAVE FUN WITH YOUR FRIEND'S AND YUR FAMILY TWO PEACE AND HOPE U ALL DOING GOOD.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abu ammar

Unrecorded Date
iid wanagsan
laakiin adugu horta walaakiinow dibindaabyada islamka ka daa
makatoobad keentay mawduucagii foosha xumaa waan kufuray ee aad walallhayaga muslimka ah soomaliya jooga ku caayayasay
adigoo baqtiga aad ku jirtid
waslamau alykum

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.