site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Dawladaha ka dhisan wadamada Islaamka ee aan kaba gilgilan dhibka dunida Islaamka lagu hayo, ma laga yaabaa in arintani ay cimri degdeg ku keento xukunkooda

SomaliNet Forum (Archive): Islam (Religion): Archive (Before Feb 2000): Dawladaha ka dhisan wadamada Islaamka ee aan kaba gilgilan dhibka dunida Islaamka lagu hayo, ma laga yaabaa in arintani ay cimri degdeg ku keento xukunkooda
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Waranle

Unrecorded Date
walaalayaal aynu arintan si hufan u qaadaa dhigno.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MAXAMED HUSSEN

Unrecorded Date
koleey aniga oo aan hadal badin, aduunkaan labo waxyaalood buu lakulmi karaa haduu alle swt idmo

1- in aduunkaan cadaab daran lo soo diro kuwa gaalada ah iyo munaafiqiinta muslimka isku magacaabaya.taas oo noqon karta mid dhexdooda dab la dhexdhigayo iyo kuwo kale oo fara badan ileen alle waa qawad badanee,

2- in alle swt uu faraj u furo umada islaamka ee dulman sida aljeria,chechnia,iraq,sudan,somalia,kosovo,
phalestin,kashmir and tajikistan as well as dagestan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Waranle

Unrecorded Date
Xukuumadaha iminka caalamka Islaamka ka taagan jidh Mulimiinta u naxaa kuma yaalo. Markooda horeba waa xukuumado aan raali ahaanshaha shacabkooda meesha ku iman, ee jujuub iyo xoog bay xukunka ku haystaan.
Maadaama aanay dawladahaasi kalsooni ka haysan shucuubtooda waxa ku jirta baqdin ay rayidkooda iska ilaalinayaan, taasina waxay keenaysaa inaanay cadaw kaleba yeelanin aan ka ahyayn shucuubtooda.

Gaaladiina markay arintaa ogaadeen bay iyaguna baqdin kasii geliyaan dadkooda si ay xukuumadahaas Dalalka Islaamka haystaa ay markaa gaalada u garabsadaan. Halkaa waxaa ka dhashay wada shaqay xoog leh oo dhex martay kuwa wadamada Islaamka xukuma iyo gaalada oo markaa dhan looga soo wada jeedo shucuubtaas Islaamka ee awalba iska dulmanayd.


ILAAHOW FARAJ NOO FUR(aamiin)

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.