This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either... Go to Current Forums ...with millions of posts Dabcada iyo dhaqanka u dhexeeya qofka xarako ku jira iyo kan aan ku jirin. SomaliNet Forum (Archive): Islam (Religion): Archive (Before Feb 2000): Dabcada iyo dhaqanka u dhexeeya qofka xarako ku jira iyo kan aan ku jirin. DUDAAYEEF Unrecorded Date Cii mubaarik Iyadoo aan la taraaraxayn, ruux waliba intii uu wax ka ogyahay haka sheego. kullu caamun wa aantum bikhayr. carmale boston Unrecorded Date asalaamu caleykum waraxmatulaahi wabarakaatu waxaa fiican wax laga faaiidaysto inaad soo bandhigto. Waranle Unrecorded Date Salaamullaahi caleykum. Mawduucan kuwa laga doodo buu ka mid yahay, laakiin inagu umaynaan bislaan inaynu ka doodno, sidaa darteed waxaan jeclaan lahaa in intaas lagu joojiyo. ILAAHOW KUWO MEEL DHEER WAX KA EEGA NAGA YEEL(aamiin) Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.