Waxay ila tahay ninka moowduucaan diyaariyay in uusan ku tala galin in dad badani fahmaan, u jeedada markaa waxaan oran la haa,waxaad kahad layso dadka u sheeg. hadii aan ka hadlo saan ufahmay arintaan kor ku xusan,waxay ilatahay jawaabtu waa haa waa muslim.waxaa se jirta arin jaha wareerin ah oo kulaban( nation of islam dhexdiisa!!!!!!) waa kabaxay