site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Pony Tail

SomaliNet Forum (Archive): Islam (Religion): Archive (Before Sept. 29, 2000): Pony Tail
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Jimcale

Unrecorded Date
Culumada diinta si fiican u taqaan waxaan weydiin lahaa inay xaaraantahay ninka tinta dheer siideysta kadibna gadaal ka xira. Bil fadlan, aayad ama xadiith ka haldaya hadduu jiro meesha ku soo qora. Waxaa jirta in dhowr qof oo diinta yaqaan aan weydiiyey ayna iigu jawaabeen waa danbi laakiinse markaan daliil weydiiyey ay iigu jawaabeen waxyaabo aanan fahmin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

HonestGirl

Unrecorded Date
Salaam...

Hey Jimcale.......i would like to tell ya the answer......but sorry i dont have a hadiith or aaya about it........but my brothers r very religious and they told me once about it...
so if u want u can believe me or not....

They said that the prophet (pbu) said "cut ur hair in a way its all in the same length or let it all grow...u can even shave it all"....thats not how exactly the hadiith is but thats what it means......but anyway u can not put it in a pony tail cuz then it would be acting like a woman which u r not supposed to do......but u can let it grow and leave it down........blow dry it or put some jel on it...........it would be beautiful..........my brother used to do that....i bet lots of girlz r gonna like it too
but please......dont let afro grow....now very nice....unless u put it in a pony tail

till lata
Honest Girl said

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Abdujaana

Unrecorded Date
Assalaamu calaykum Intaa kadib.
Walaal tinta waala sii deysan karaa oo waatuu rasuulka SCW galay Makka asigoo tintiisu dheer tahay walaal xadiis diidaya ayaa jira in la xiro ama la duuduubo timaha. waana kuu keeni doonaa ee xoogay yara sug. wassalaam

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Shuun

Unrecorded Date
shuunka iyo timaha kilkisha lee iska xiira kuwaasaa daran,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Adam

Unrecorded Date
Asalamu alaykum a fellow muslim brs and sisters

akhii su'aashaada jawabteedu waa sudan dhibaato kusugan majirto in raga muslimiinta ahi ay gadaal kaxiraan sida dumarka guryahooda kusameeyaan,

shay xaaraan timaynayna majiraan hadaad tintaa gadaal kaxirtid, laakiin waa inaysan ahayn waqtiga salaada aad kujirtid li ana waxaa soo aruuray xadiis diidaya in salaada marka lagu jiro timaha gadaal laga xiro raga uun weeyaane iyo in shaatiga (shirt) aad laab laabtid gacmihiisa sida shaati gacma dheere ah aad laab laabtid.

wabilahi tawfiiq
walaahu aclam
akhuuka filaah
abu -amaar
lonon
Uk

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MrFaroole

Unrecorded Date
Salaamu caleekum warahma tulahi wabarakatuhu:

Su'aasha ah Timaha in la siidayo iyo in gadaaal laga xidho arinteda.

Sida ad ogtihiin diinteenu waa diin dhamaaytirian Sida qofku u dhaqmayona waa naay loo sheegay. Rasuulku (scw) waa jirat In uu timihiisa labaxay oo siidaayey Halmar ayayse dhacday aya layidhi markaasna Wuu kala jeexay ayaa la yidhaahdaa.Inta kale timaha waa jarijiray sida la sheegay.

Laakiin su'aashu waxaay tahay Ulajeedada timaha loo siidaynayaa maxaay tahay. waxaaynu ognahay Habdhaqankaas timaha lasiidayo oo gadaal laga xidhaa in aay tahay arin aay Gaaladu sameeyaan, arin ciyaala suuqnimo oo Casriga soo baxdayna waay tahay. Rasuul (SCW) waxa uu yidhi "Man shabaha qooman fahuwa minhum".

Micnaha hadiisku waxaa weeye qofkii Qoom isku ekeeysiiya, dhaqankooda jeclada oo isak yeel yeela Iyaga ayuu ka midyahay.
Waxaa jirta diinta islaamku in aay tahay Diin kaamil ah laakin waxaa jira arimo aan diin tu ka hadlin laakin soo hoos gelaya qaaciid guud ahaaneed.

Majiro xadiis shegaya Dhegaha oo ninku daloshadu in aay xaran tahay iyo inakale. laakiin waxaa dhaqan Haween, Gaalduna waay dalooshadan Ninkii Diinta aan waxba ka aqoon dhaqnkaas xun waa qaataa. Waxaaynuna ogsoonahay in aay tahay wax aan
banaanayn, Arintan timaha oo inta lalabaxo gadal laga xidhaana waa lamid. oo xaiiskaas ayaay soo hoos gelin..

Wabilahi towfiiq..

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Amaal

Unrecorded Date
I think your'e just a brother without nowledge so i will tell you this cut your hair becouse you dont wanna look like a women. Do you?.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.