site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Dhibaatda iyo caaqibo xumada ay leedahay Garka oo laxiiraa, halkaan ka akhri daliiladooda Qur'aanka sunnada iyo aqwaalkii salafka.

SomaliNet Forum (Archive): Islam (Religion): Archive (Before Sept. 29, 2000): Dhibaatda iyo caaqibo xumada ay leedahay Garka oo laxiiraa, halkaan ka akhri daliiladooda Qur'aanka sunnada iyo aqwaalkii salafka.
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Adam

Unrecorded Date
Asalamu calaykum.
waxaa ilaahay amray rasuulkiisa Mohamed scw in garka sii daayo oo uu san xiirin anagana sidaasoo kale ayaa lana amray anagoo ku dayanayna mustafaa scw ilaahay wuxuu yiri swt( laqadkaana fii rasuulilaahi uswatan hasanah)
1- rasuulku wuxuu xadiis saXIIXA KUYIRI (amaranii rabii inaan garka siidaayo waqasu shawaarib)shaaribahana gaabiyo qalad ayay qaarkood sameeyaan ayagoo rasuulka khilaafaya shaaribadii ayay xiireen ayadoo loo dirsan in la xiiro.

2-garka labixitaankiisaa waa fidro rabaani ah oo soo taxnayd ilaa aabihii ugu horeeyey ibni aadam ka

3- ambiyada ilaahay oo dhan waxay ahaayeen asxaabu lixaa rag u saaxiiba gar fiiri quraanka qisada nabi muuse iyo walaalkii haaruun
ilaahay wuxuu yiri filqur aani kariim
(yabna uma laa takhud bilixyatii walaa bi'rasii inii khashiitu antaquulaa faraqta baynii wabayna banii israaiila)

wuxuu yiri nabi muuse ina hooyow ha qaban (GARKAYGA)iyo madaxayga waxaa ahayeen dad gar usaaxiiba
a)garka oo laxiiraa waa khilaaf anbiyadii liaahay la khilaafay iyo diinta islaamkaba

b) waxaad doorinaysaa khalqigaa ilaahay waxaad rabtaa inaad suulisid ilaahay abuuritaankiisa.

C)waxaad rabtaa inaad naag isu ekaysiiso diinttenu aad bay u ladagaalan tay inaad dumarka isu ekaysiisid xadiiskii rasuulka rcw( lacanalaahu mutashabihaat binisaa wamutashabihiin birijaal).

D)waxaad ku dayanaysaa faranjiga gaalada ah ee ladagaalama garkooda in ay xiiraan.

E)waxaad khalqiga ilaahay u doorinaysaa li ajli aad is leedahay isqurxi quruxna maaha garka oo laxiiraa.

F)waxaa ku jirta khiyaana waxaad rabtaa inaad Boy wiil u ekaatid adigoon aan hayn sababo naag aad happy ka dhigaysid darteed.

G)isu ekeyn aad isu ekeenaysid raga gadaal laga maro (Homosexualis)oo lagu yaqaan inaay rifaan ama xiiraan garkkoda si ay naag ugu ekaadaan.

intaas baan maanta kusoo koobayaa.

wabilaahi tawfiiq
akhuukum filaah
Abu-amaar
London
UK

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

faysal

Unrecorded Date
I didīnt even read ur rubbish, and u donīt deserve to be answered, u are just another sucker who want to cofuse the weak and vulnearable somalis.So please take a wlak u and ur evil long beard
Faysal

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mohamed

Thursday, June 15, 2000 - 03:59 am
dear adam

marka hore SWR, salaan kadib anigoo jecel inaan halkan ku qoro waxoogaa taqriira ah ( comments) oo la xidhiidha mawduuca gadhka ee uu sheegay walaalkay madam.

1) horta walaal waad ku mahadsantahay sida aad sunada u ilaalinaysid.

2) waxa se haboon marka aad rasuulka ku dayanaysid inaad kaga dayato dhinac walba oo nolol maalmeedkaaga mida.
taasna waxa lagub gaadhi karaa waa fahan iyo dhuux gal looyeesho quraanka iyo sunada nabiga SCW

3) Aadan waxa haboon in marka aad aayad quraana ama xadiis aad xukun ka qaadanayso in aadan ka eegin dhinaca aad ka rabto oo qudha.
("inii khashayta an taquula faraqta bayna bani israaiilla walam tarqab qawlii"). ayaada sida ku cad nabi haruun CS waxuu lajoogay reer bani israaiil iyga oo caabudaaya dibi (sac) isagoo ka baqanaaya inay firqooyin ukala jabaan. marka Aadan macnaha aayada gadhka waxa ka wayn umada muslimiinta ah oo firqooyin loo kala jabiyo.

4)Aadan anigu kuma lihi waa in gadhka la xiiraa, ee waxaan leeyahay waan la daayaa. hase yeshee waa inaanay noqo wax dadku musliiinta ah lagu kala kaxeeyo.

5) Aadam waxaan ku leeyahay, maadaama oo aad tahay
nin daaciya, waxaad iska ilaalisaa (xarbu wahami) ama inaad cilaajiso xanuun aan jirin. waxaanad ogaataa awaliwayada camalka islaamigaa iyo cida uu ayahay cadawgaaga dhabtii, ma muslinka gadhka xiira ee kula tukanayaa mise waa cidkale

SCWB

mohamed

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, June 15, 2000 - 07:52 am
war daacinimo waxba kama ogee orod ee wax soo baro ku dheh mutakhalifka musibo ka wayn baa jirta isna halkan buu gar la soo taagan yahay,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xamdi

Saturday, June 17, 2000 - 01:17 pm
aslamu calaykum
to anon mouse

walal maxa ka wayn qof sunada nabiga katagay bal adanku waydiye iga jawab

walal wax walba aad ka hadlayso inad ka firsato ba fican maxa yelay rasulka SCW sugnaday xadis qof ba waxu iska oranaya hadal markasuu ilahay rali uga noqonaya oo janadisa ku galayaa ama waxuu iska oranaya hadal markasuu jahanabo ku tagaya walal marka wax walba ad oranayso ka firso

insha alah walal wan ku nasexaynayay kaliye iga rali noqo adaan ku xad gudbay

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.