site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Beenta Caruurta loo Sheego

SomaliNet Forum (Archive): Islam (Religion): Archive (Before Sept. 29, 2000): Beenta Caruurta loo Sheego
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ismail

Unrecorded Date
Waxaan arkay waarid badan oo caruurtooda been u sheega mar walba ee culumoy beenta caruurta loo sheego ma banaantahay?

Ismail

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MrFaroole

Unrecorded Date
To: Ismail:

Salaam Bro:

Shaayga beenta layidhaahdaa waa xaaraan mana banaana in la sheego ama caruur ha loosheeg ama qofwayn haloo sheegee.

Lakiin diintu waxaay ogoshay ilaa sadex Been oo la sheegi karo. wax aan sadex daas ahaayn mabanaana in qofka muslimka ahi Uu sheego.

Wabilahi towfiiq:

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

haaaaaaaa maya

Wednesday, August 02, 2000 - 01:00 pm
asalamu caleykum

haaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaa

haaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaa
wala ogyahay waxad ka wadin dadyahow

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, August 02, 2000 - 08:12 pm
Asalaamu Caleykum

MrFaroole, Sadex beenoow maxaad ka wadaa? Ma inaan sadex jeer been sheego mise yacni sadex waxyaaloow ama xaaladood kaliya ayaa la ogol yahay in been la sheego, ma garan micnahaaga ee ma ii sharxi kartaa? Waxaan u gartay inaad tiri sadex jeer been inaad sheegtid ayaa la ogol yahay sida inaan iraahdo xaas ma lihi anigoo leh iyo inaan been sheego anigoo diidan runta cadeyteeda. Mise sheekadii nabi Ibraahim ayaad ka wadaa hadalkaaga?

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.