site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Warka naxdinta leh ee bogga hore ku qoran

SomaliNet Forum (Archive): Islam (Religion): Archive (Before Sept. 29, 2000): Warka naxdinta leh ee bogga hore ku qoran
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Muwaadin

Unrecorded Date
Soomaaliyeey waxaan la yaabanahay sidaan isu nacnay oo sheydaan nooga faa'iidestey iyo sida xuquuqul bani aadamka ka baxsan oo amxaaradu dadkeena ula dhaqmayso. Bal akhri sheekada bogga hore ee somalinet ku qoran kana hadlaysa mid kamida xabsiyada amxaaradu ku xirto dadka soomaalida ah.

Waa qoraal indhahayga ilin ka keenay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xareed

Unrecorded Date
Bismillah

Muwaadin, adoo mahadsan sooqor wuxuu kabillowdo cinwaanka qoraalka. Bogga aadbuu u balaadhan yahayee, way igu adkaatay inaan helo.

Oohintana jooji xaaladdu hadda oohin dhaaftyee. waxay maraysaa meel khadhaadh xaqiiqdii.

waan kuumahadnaqay

Xareed

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
Xareedoow - sheekadu waa mid naxdin leh qof walba oo damiir bani aadanimo lihina waa ka xanuunsanayaa, waxaana ka heli kartaa intaa meesha kore ee somalinet logo-deedu ku sawirantahay taabatid (click) kadibna markaa bogga hore gashid waxaa riixdaa qoraalka "maxaabiis soomaaliyeed oo ku xiran itoobiya" laba meel ayaa ka heli kartaa midi waa dhinaca ama dhanka midig ee qaybta kore ee bogga midina waa meesha ka koreysa sawirka wariyaha sweden.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

bashir abdi.

Unrecorded Date
Muwaadin.


Walaal waxaa cajiib ila noqotey sida AY U DHUNKADEEN KITAABKA QURAANKA MARKII LA YIRI KU KAADIYA OO KU ISTAAGA, ALLAAHU AKBAR, IIMAAN BADNAAYA KAN BILLAABEY INUU DHUNKADO MEESHUU KU KAADSHI LAHAA. Wallaahi ninkaas inuu iimmaan leeyahay. Ninka og kolley in la ciqaabi doono misana ku sabrey inuu kitaabka dhunkado. WARYAA
KAA ABAAL MARINTIISA WEYNIN BADANAA HADUU EEBBE IDMO.

Brother, inkastoo dhibaato xoog leh ay ku jiraan haddana dadkaa soomaaliyeed inshallaah waxaan u rajeynayaa in ilaahey quweeyo iimaankooda. Ducada salaadda haka illoobin oo ku kaalmee adigana.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.