This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...
Go to Current Forums ...with millions of posts
Unrecorded Date assalaamu calaykum warax matullah. waxaan ahay wiil muslim ah oo ku dhex nool dad gaala ah, marka waxaan ku qabaa dhibaa oo dad aan wax isla keeni karin. waxaan ku jiraa wax bara oo kama tagi karo. Talo anma fikrad aan kaga boxo isii. fikrad wanaagsan/ inamacalin@hotmail.com
| |
Unrecorded Date Assalaamu calaykum . Intaa kadib walaal aduunyadan yay aakhiradaada ku dhaafin wassalaam
| |
Unrecorded Date Adeer dhibkaaga intoow la egyahay noo sheeg mugga hore aan walax kula qabanee, teera kale adugu maku qasbantahay degenaashahoora mise waa ka guuri kartaa? Jawaab faahfaahsan nasii aan kuusoo jawaabnee.
|