site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Sanadka cusub ee hijrada 1421

SomaliNet Forum (Archive): Islam (Religion): Archive (Before Sept. 29, 2000): Sanadka cusub ee hijrada 1421
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abdirahman

Unrecorded Date
Asalaamu calaykum waraxmatulaahi wabarakaatu

salaan ka dib, maalintii shalay oo ahayd 6.4.2000
waxaa noo bilowday sanadkii hijrada 1421 bisha muxaram, marka ilaahay waxaan ka baryayaa intii muslimiin ah in uu u gargaano,meel kasta oo ay joogaan, waxaan gaar ahaan leeyahay soomaalida aan rabbi ka baqno oo aan ku dadaalno wixii wanaagsan oo adduun iyo aakhiro na anfacaya, mujaahidiintana aan u ducayno. walaalayaal waxaan idinka codsanayaa in bogaan aan ka dhigno mid aan iskugu dardaarano, sidoo kale aan ugu ducayno mujaahidiinta meelkasta oo ay joogaan.

sidaa iyo nabadgelyo


Qore:walaalkiin fil islaam c.raxmaan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

coolman.

Unrecorded Date
brother, thanks, ,many of us are not aware of islamic calendar year exists. anyway, macasalaamo.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.