site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

SIDEE LAGU SOO GALI KARAA DIINTA MUSLIMKA

SomaliNet Forum (Archive): Islam (Religion): Archive (Before Sept. 29, 2000): SIDEE LAGU SOO GALI KARAA DIINTA MUSLIMKA
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MEL. ABRA.

Unrecorded Date
WAXAAN AHAY 17 SANO JIR CHRISTIAN AH, OO KU DHASHAY CHRISTIANKA LAAKIIN HADA RABA IN UU KU SOO BIIRO TA MUSLIMKA MARKAA MA II SHEEGI KARTAAN SIDAAN UGU SOO BIIRI KARO IYO WAXYAALAHA LAYGA RABO IN AAN FULIYO.
DABCAN HALA YAABINA WAAYO WAALIDKAY AYAA CHRISTIAN AH SIDAA AAWADEED AYAAN SOMALI CHRISTIAN U AHAY

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous.

Unrecorded Date
1- KITAABKA AFSOOMALIGA KU QORAN SOO GADO WAXAADNA TAGTAA MEESHA KUGU DHOW EE DAD SOOMAALI AHEE MUSLIM AH DEGGAN YAHAY MASJIDKOODA HADAAN LA HELI KARINNA ISLAMIC COMMUNITY KALE.

2- If you know english go visit:

http://www.islamworld.net
http://www.beconvinced.com
http://www.islam.org

waxaad ka heli doontaa plenty of eductaion. Laakiin marka hore tag MASJIDYADA SOOMAALIDA OO KA DHEH SIDAAD HADDA MEESHA KA TIRI WAXAAN HUBAA INEY KU CAAWIN DOONAAN SIDA UGU DHAQSIYAHA BADAN.

Su'aal:

waxaad tahay seventeen year all qatar ah maadaama aad afsoomaliga si fiican u taqaan oo aad ka fiican tahay soomaalida soo galootiga ah qaarkood ee ma runbaa inaad halkan ku dhalatey?. waa beenta kuma lihi I am just curious.

ingiriisina waxba haku qorin kuwo cadaw ahoo ku dhihi doona islaamka ha baranin ayaa jira.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mel.abra

Unrecorded Date
maya saaxiib anigu halkan kumA dhalan ee waxaan ku dhashey philipene, af soomaaliga waxaa i barey aabahey iyo hooyadey, laaakiin muslim ma nihin markaa waxaan akhriyaa bogan waxaanaan jecelahay maalin maalmaha ka mida inaan ku biiro diinta muslinka inkasta oo waalidkey yihiin kuwo ku adag christianka laakiin waxaan necebahay churcheska ooaan sick off ka noqdey.
markaa waxaan rabaa in aan netka ka barto horta inta aanan ku biirin, marka aan figrad fiican ka helo waxa uu yahay muslimku dabadeed aanb go,aan gaadho.
so can you please help me out.

waxaan akhriyaaa ninka la yidhaahdo bashir abdi waxyaalo uu qoro ah aflagaado ku saabsan diimaha kale markaa hadey muslimku sidaa yihiin waaba diin waalan hadana waan xiisaynayaa.
allaah macakum

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Cawaale

Unrecorded Date
ASALAAMUN CALAA MAN ITABACAL HUDAA!

Waaxan xiisanayaa sheekada aad meesha ku qortay inkastoo aan ka shakisanahay inay wax ka jiraan iyo in kale, waxaad tiri gaalo ayaan ahey ugu dambeyntiina waxaan hadalkaaga ku gabagabeysay "allaah macakum" Ma runtaa baa mise gaalo jeceyl ayey kaa tahay inaad tiraaho gaalnimo ayaan ku dhashay. Ogoow cid gaalnimo ku dhalata ma jirta cid walb waxay dhalataa "CALA FITRAH" ama being in the state of Islam marka saas ula soco cunuga markuu dhasho ayaa waalidkiin kirishtaan, yahuun, ama majuus ka dhigaan ee ogow cid aanan fitra ku dhalan ma jirto. Waxaan kugu boorin lahaa inaadan dhegaysan waalidkaa waa hadey yihiin saas u sheegta oo aad kula doodaa diinta Xaqa ah waa tee maca dalaa'il adigaa diinta dhabta ah barandoonee. Dhex gal soomaalida waa dad Muslim ah iskuna day inaad masaajidadooda tagto si aad uga faa'iideysato. Kuguma qasbaayo Islaanimo cid lagu qasbi karo diin ma jirta laakiin waxaa khasab ah inaad adiga diinta dhabta ee runta sheegaysa raadiso oo aad barato cilmiga ka dibna aad diinta saxda ah qaadato. Wixii su'aalo aad qabtid waxaad weydiin kartaa websitkaan http://www.islam-qa.com waa afka englishaka ah hadii aad rabtid af soomalina waxaad ku qortaa websitkaan http://khalidmosque.com Hadii ay intaas ku anfici waayaan waxaad ula laabataa www.somlinet.com iyo www.somalitalk.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MEL.ABRA

Unrecorded Date
okey. waad mahadsantahay saaxiib cawaale aad yaad u mahad santhay.
saaxiib cawaale kelamahan waa kelmado aan isticmaalo waana kelmadado qaarkood christiankayagu isticmaalaan sida GOD BLESS YOU, GOD BE WITH YOU, markaa alaa macakum waxaan ka bartey dhalinyaro aan saaxiibnahay waana carabi sidaad taqaanba, markaa anigu waxaan qabaa in aaney jirin wax iga celinaya inaan isticmaalo kelmadahaas.
WAAD KU MAHADSANTAHAY TALDAAS
GOD BLESSYOU

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abdirahman

Unrecorded Date
to:mel-abra

salaan ka dib, hadaad xaq doon tahay taladaan iga gudoon.

1-raadso kitaabka quraanka oo luuqadaada ku qoran ama luuqadii aad taqaan,waana helaysaa kan soomaaliga, waliba hadaad rabto waxaan ku siinayaa ciwaanka meesha aad ka helayso
2-raadso dad muslimiin ah oo aad ka faa,iidaysato
3-fiir fiiri waxa ilaahay abuuray, oo aad ku baranayso rabbigii ku abuurtay sida cirka,dhulka,qoraxda,buuraha,badaha iyo dhirta. marka waxaa laga yaabaa inaad maqasho waxaa abuuray dabeecada, ama aaway rabbigii abuuray, waxaad ku tiraahdaa qofkaas adiga waxaad xirantahay sida dharka i tus qofkii sameeyay, mise ka yeelaysaa dharkaan la samayn.
4-is waydii su,aalahaan mar walba yaa ku abuuray, maxaa laguu abuuray iyo hadaad dhimato ka dib maxay noqon nolashaadu, su,aalahaas waxaad ka helaysaa jawaabahooda kitaabka quraanka.su,aalahaas jawaabahooda hadaan kuu soo gaabiyo, waxaa ku abuuray allaah, waxaana laguu abuuray inaad caabdudo, haddii taas lagaa helana waxaad markaad dhimato helaysaa jano aad ku waarayso.illaahay dhamaanteen hana geeyo aamiin.

5-mar walba illaahay ka bari inuu ku tuso diinta xaqa ah, waana islaamka ee raadi.

6-waligaa wax ha waydiin dadka islaamka neceb.

waxaan qabaa talooyinkaas hadaad qaadato inaad helayso wadada xaqa ah.

waxaana nasoo waydiin kartaa wixii su,aalo ah, hadaad jeceshahay waliba si gaar ah E-mailka ayaad igu soo waydiin kara wixii aad rabto oo ku saabsan islaamka. waana:abdirahmanmohamed@hotmail.com

illaah dhamaanteen hana hanuuniyo aamiin.


sidaa iyo nabadgelyo

sidaa iyo nabadgelyo

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.