site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

War Muslimiineey Miyaydaan kaalmaynaynin Wallaaleheen Muslimiinta ee Soomaalida ah ee ku dhibaataysan Itoobiya

SomaliNet Forum (Archive): Islam (Religion): Archive (Before Sept. 29, 2000): War Muslimiineey Miyaydaan kaalmaynaynin Wallaaleheen Muslimiinta ee Soomaalida ah ee ku dhibaataysan Itoobiya
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Suhayla

Unrecorded Date
Salaamu allaykum bro/sis

Aqawaatii fil Islaam
Waxaan rabay inaan idin xasuusiyo arin idinka indhahiina telefisionka uga aragteen.
Walaalayaal waxay ila tahay anigu in Illaah subxaana watacaala uusan waxba u wayn dadkaas ee ay tahay intixaan nalagu intixaamayo.
Marka wallaal nafteyda iyo idinka waxaan idinkula talinlahaa sidaan wax dadkaas ugu tari lahay .
Hada Melbourne waala bilaabey shaqadaas Illaahay ajar hakasiiyee , Soomaalida adduunka oodhana waxaan urajaynayaa inay kuday sadaan tusaalaha wanaagsan ayna ku tabarucaan awoodooda ah ayagoo Ilaahay dartiis ka wada maxaa yeelay hadii uu camalka waxkale uu noqdo illaahay ma aqbalayo .Illaahay waxaanka rajaynaynaa inuu camalkanada uunoda mid Illaahay subxaana watacaalaa aanku raaligalinayno raali ahaanshadiisa aan dalbayno caradiisana aan ka magangalano.
Wasalaamu allaykum


Wabilaahi tawfiiq

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.