site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

BIG,qansiirka malaga shaqeenkaraa

SomaliNet Forum (Archive): Islam (Religion): Archive (Before Sept. 29, 2000): BIG,qansiirka malaga shaqeenkaraa
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MOHAMED

Unrecorded Date
ASALAAMU ALEEKUM
Walaalayaal waxaan ahay inan dhalinyaro ah ,waxaan ka shaqeeyaa restauranti mac donal oo kale oo layiraahdo QUICK,waxaa laga leeyahay faransa-belgium,marka waxaan mararka qaarkoo sameeyaa hamburgerka layiraahdo BEKEN=oo qansii lagu daraayo,maxalaalbaa shaqadaas walaal!!!!

Waan ogahay qamrada xaaraanteeda ...ee iga caawi dhinaca qansiirka iyo mala cunikaraa dilib aan magaca ilaahay lagu qalin,kaasoo mararka qaarkiis aan aad loo karin,dhiiguna kadaadanaayo,ama dad malasiinkaraa
JASAAKUMULAAHU QAYRAA
maxamed@caramail.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Abudujaana

Unrecorded Date
Assalaamu calaykum Intaa kadib bowwe waa xaaraan diintuna ma ogola waayo wuxuu Ilahay xaaraantimeeyo in jiiro looga sooo laabtaahi waa xaaraan. Diintuna ma ogola inaad ka shaqaysid meel sidaas oo kale ah.
wassalaam

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.