site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Su'aal salat

SomaliNet Forum (Archive): Islam (Religion): Archive (Before Sept. 29, 2000): Su'aal salat
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

samira

Unrecorded Date
walaalayaal

waxaa rabaa in aan barto salaada sida loo dukato
ee ma ii soo qori kartaan

mahadsanidiin

shukran

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jayte

Unrecorded Date
Walaal waxaad raadsataa buugga uu qoray Allaha u naxariistee sheekh Maxamad Naasirudiin Al-Albaani ee la yiraahdo "Sifatul Salaat Al-Nabiyi" waxaan filayaa inuu af soomaali ku tarjumanyahay, wuxuu kaa kaafinayaa oo uu sheekha kusoo aruuriyay waxa axaadiis iyo aragti ay asxaabtii rasuulka calyhi salaatu wasalaam ka arkeen siduu u tukanayay.

Mahadsanid

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

samira

Unrecorded Date
jayte, walaal aad ayaad u mahadsan tahay info. aad i siisay.
shukran samiira

Adaa mudan Samiira,

Hadii ay jirto su'aal deg deg ah ama intaadan helin wax kitaab ah, waad isoo weeydiin kartaa aniga ayaa kuusoo sharxi kara, waayo waa waajib inna saaran hadii aan xoogaa yaroo aqoon aan ka leenahay habka salaada loo tukado inaan kuu soo sheegno. Marka feel free ama sida carabta tiraahdo ( Walaa yahimak ) ee isoo weeydii walaal.

Mahadsanid

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
Asalaamu Caleykum

Walaal waxaad kaloo heli kartaa hal cajalad oo aad u fiican oo si yar loo duuban laakiin SALAADA oo dhan ka hadlaya bilow ilaa dhamaad. Hadii aad rabtid mid carabi waxaa duubay SALMAAN IBN FAHDIL-CAWDA titlekana waxaa la yiraahdaa "HAAKADAA SALAL ANBIYAA" hadii kale yadoo soomaali ah waxaa duubay MAX'ED AHMED ROOBLE (BOQOLSOON) ama SHARIIF CABDI NUUR (XAFIDAHUMULAAAAH) Kitaakaaska tafsiirkiisa oo si fiican u qeexan waxaa duubay SHARIIF CABDI NUUR.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

amran

Unrecorded Date
to samira
by amran

walaal waxaad kaloo ,raadsankartaa kutub yar oo magacisa ladhaho SAFIINA SALAAD kutub kaasoo ku qoran saalda wax alle iyo wixi ku lug leh.
ruknificli ah qowli shuruud mubdilaad suno waajib
qurxin iyo welib aadaabta salaada nabadey isnha allah salaad la aqbalo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Sumaya

Unrecorded Date
Salaama Caleykum

Dear: Sis Amran

Abaayo waxaa jira Kitaab Af Soomali lugu qoray waxaad ka heli kartaa Xalaalada Soomalida waxaa
qorey Shiekh Reer Canada Ahaan Jirey oo la dhaho
Ibnu Ciise marka Kitaabkaa Raadi Insha Allaahu,
Hadii kale email ii soo qor waan kuu raadine
anigu waxaan jooga usa.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.