site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Waxaan mooday nin diinta ku fiican waase i khayaanay

SomaliNet Forum (Archive): Islam (Religion): Archive (Before Sept. 29, 2000): Waxaan mooday nin diinta ku fiican waase i khayaanay
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

alah ka cabsade

Unrecorded Date
asalama aleykum yaa ikhwana
waxaa dhacday in aan aaday saxibkey oo degan magalo aad iga fog halkaas oo aan ugu tegay isaga iyo gabar aan somali ahayn
oo xaaskiisa ahayd nin ku wuxuu ahaa nin wadad ah oo masajid ayaan isku baranay marki
hore mudo laga joogo sanado
anyway- markaan ugu tegay magalada ay ku noolayeen ayuu igi yiri markaan qadeynay oo aan sheekeysanay in xooga ah ina keen meel ayaad ina geyneysaahe halkaas ayaan ka soo
dhaqaajiyay idsaga iyo xaaskiisi waxaan tagnay magalo ka baxsan meshi ay deganayen waxaa ley istaajiyay meel waxay galeen dukaan weyn 10-daqiiqo ka bacdi ayaa waxaa soo baxay iga oo baakad weyn sida oo soo laabanay markaan nimid xaafadi ayaan weydiiyay wuxu
markaas ayuu iigu jawaabay oo khamri oo xaaska ayaa cabta halkaas ayana raqiis ka tahay oo sidaas owgeed ayaan xagaas uga doonay
TALOOW MA DEMBI AYAAN KU LEEYAHAY???????

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ceydaruuz

Unrecorded Date
Lacabtayaana yaa og, alaahumana jeeynaa

Allow inaga soo gaadh goobtaa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

alah ka cabsade

Unrecorded Date
to ceydaruuz
walaal ilahay ayay iga tahay in aanan la cabin ilahayna khamri ima siiyo ilahayna miirka iga qaado laakiin
nin aan wadaad hagagsan moday ayaa igu sameeyay in uu khamri baaburkeygi saarto khiyaamo uu igu sameyey owgeed

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abdirahman

Unrecorded Date
aslaamu calaykum

TO:alah ka cabsade

walaale salaan ka dib arinta aad sheegayso ma jeclaan lahayd in aad adigu samayso jawaabtu waa maya marka walaalkaa fil islaam la hadal oo u ceeb astur oo cidna ha u sheegin,ilaahayna u bari in uu soo hanuuniyo,waanada u badi isaga iyo xaaskiisaba hadaad ka samirto, ka carar wadaad ma,ahane ee yuusan adiga ku galaafan. waligaana iska ilaali saaxiibka xun oo rasuulkeena s.c.w ayaa nooga digay. walaale ilaahay dhamaanteen hanaga hayo waxa xun aamiin.


sidaa iyo nabedgelyo

qore.walaalkaa fil islaam abdirahman

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

adam

Unrecorded Date
asalamu alaykum,

nin yahow shay wanaagsan maadan samayn walaalkaa oo muslim ah inaad fadeexyaso,

waxay waanagu ahayd inaad si gooni ah aad wax ugu sheegtid,

ha hilmaamin waxaa jirta hadadd walaalka muslim ah ama walaashaa muslimad ah aad xumaan ku aragtid, hadii aad awoodod unaseexee, hadii kale
keep quit,
xadiis ayaa rasuulku kuyiri mansatra cawrata akhiihi, sataralahu cawratuhu yawmul qiyaamaha.

wasalamu laykum

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xidhkayoome

Unrecorded Date
Asslaamu calaukum dhammaan

War waa sidee dhallinyaro dhammaan waxaan la'ogaynbaa lagalayee.

1- Allaah kacabsade waxba ma'uusan kashifin inta halkan iiga muuqato cidina ma'uusan ceebayn waa haddan xukunno hadalka nakoryaallo maadaama uusan cidna magacdhabin, midda kale yaa og inuu u nastaxeeyey ninka iyo in kale.

Allaah kacabsade hadduu hadalka saad sheegtay yahay wax danbi ah maadan galin oo ogaasho umaadan lahayn inay khamri siteen sidaa awgeed mustqbalka un taxaddar, sidaana ha'ooga hadhinee ninka naagta kasoo jiidoo wacdi bal in ilaahay kusoo hanuuniyo hana caayin hana colaadin ee sidaggan wax ugu sheeg, hadduu diido xilkaama saarro ee katasho.

Nin wanaagsan oo Alla xuduudkiisa ilaaliyaad u muuqataayee khayrka Allaha kuusiyaadiyo
Waxaan xukumay oo qudha hadalka meesha kuqoran wixii qarsoonna Allah baan u daayey
Wabillaahi tawfiiq

Xidhkayoome

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.