site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

LAA'ILAAHA ILLAA ANTA SUBXAANAKA

SomaliNet Forum (Archive): Islam (Religion): Archive (Before Sept. 29, 2000): LAA'ILAAHA ILLAA ANTA SUBXAANAKA
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
Waxaan aad ulayaabanahay meesha ay kudnbayni dalkaygii iyo dadkaygii.

Waxaa jirtay inay dhibaatooyin dhaceen aan lasoo koobi karin iyo dhaawacyo badan, runtii aniga waxaa ii daran xagga diinta oo haddii dad badan dhammaadaan inbaa soo hadhi inta dhimatayna ilaah bay lakulmi, laakiin waxaa daran in dadkii diinta laga badalo ama gaalo inta u timaaddo kaxaysato.

Waxaan tagay soomaaliya meelo kamida anigoo 13 sano soo moogaa waxaan maray meelo badan waxaan arkay waxkale iskadhaafee beero mukhaadaraad iyo warshado khamri oo yar yar waxaan arkay hay'ado gaalo ah oo kafaa'iidaysanaya burburka umadda oo kaniisado dhisay tababarayana baadariyo soomaali ah.

Matirin karo inta shay een soo arkay inkastoo safarkaygu ahaa qaraabo doon hadana waxaan jeclaystay inaan bal waxyaabo aan maqlay aan soo hubiyo runtii lacag badanbaa iiga baxday wakhti saddex bilood dhanna waan kumaqnaa sidaan ulahaa bal shaygan hubi, waxaanse aad uga xumaaday inayna dadka dalka joogo oo waxaa dariska la'ah ayna dan kalahayn fooxumadaa taagan.

Waxaan indhahayga saaray carruur laleeyahay waa agoon oo dalka lagadhoofinayo loona wado Talyaaniga iyo Keenya waxaan arkay dad loo diyaarinayo inlawadoraro dibadda oo ay hay'ado masiixi ah qaadayaan ha'u badnaadee Talyaani iyo iskanddenafiyaan siiba CARITAS iyo LUTHERHJALPEN.

Waxaan soo noqday anigoo aad u murugaysan wax kalena kama murugoonee waxaan kamurugooday foolxumada taagan iyo sidaanan loodanaynaynin.

Marabo inaan dhibaato kiciyo oon sheego meelaha aan ku'arkay foolxumadaa balse waxaan booqday 9 dagmo soomaliya kamida qaarna dan gaara ayaan utagay qaarna wardoon ahaan. Bari, Togdheer,Hiiraan, Shabeelada dhexe, Banadir, Shabaalada hoose, Jubada Dhexe, Bay iyo Jubada hoose siiba degmada saakoow oon sheekooyin badan kamaqlay waxayna ahayd meesha ugu daran intaan maray.

Waa yaab

Innaa lillaah wainnaa ilayhi raajicuun

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Farax

Unrecorded Date
Dadka la dhunshay diin ahaan ee aad sheegayso mindhaa waa kuwa hadda meesha inala jooga qaarkood.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

bashir abdi.

Unrecorded Date
anonymous.

Waddankii waa beylah ilaa meelaha wadaaddada xoogga ku leyihiin maahane. Marka saaxiib waxba ha murugoon ummaddaan waa ummad la halaagey oo iyadana ay isugu wacan tahay halaagga. Waxaan kaa codsnayaa inaad igu soo taabato melaha gaalada diinta ka faafiso inshallaah. Walaal waxaan aad u xiseynayaa inaad iisoo dirto aqbaarta si goonni ahaaneed. bashir165@yahoo.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Huska

Unrecorded Date
Asalamu Calaykum.

to: Anonymous.

Ninyahow aad ayaad ugu mahadsan tahay illaah ka sokow sida aad isugu taxalujisay inaad aqbaarha wadanka soo ogaato, illahna hakaa abaal mariyo, ninyahow waxaan jeclaan lahaay inaad ii soo gudbiso meelaha aad ugu soo aragtay arintaan. Aad ayaan u xiiseynayaa, waxaan rajeynayaa inaad ii soo sheegi doonoto.
e-mail: huska90@hotmail.com

Asalamu Calaykum.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ahmad

Unrecorded Date
asalama calaykum muslimiintooy,

annonymous,

weli ma`aragtey hay`ado gabdhaha u dhoofinaysa switzerland??? niman aydhis ku dhacay...oo naagahoodii ka cararaan baa waxay sameeyaan dalbada naagaha wadamada burbursan ka yimaada. gabar aan daris ahayn xamar -- waxay ku jirtey 18 gabdhood oo bishii janaayo oo sanadkaan laga soo geliyay etoobiya xageeda.

ilaahayga caalamka sameystey -- waa ilaah deeqsi ah...balse cadaab ku daran. sidii dadkii israa`iil...hadii soomaalida aduunka loogu firqin, aleylahay dhego ii gali. xad darada diinta islaamka iyo caabudida dadyawga qalaad -- ma`ahan wax iska dhacaya...balse wax ilaahay ka dambeeyo...sababtoo ah soomaalidu ayaga nafafyaashooda dulmiyay markay qur`aanka ilaahay ka jeesteen...oo beenta carabta iyo nacalada yehuuda sheekooyinkooda ay dhegaha u dhigeen. marka, siduu bashiir yiri, in kastoo aan ogahay inaan aniga iyo asaga aan isku meel ka hadlayn, soomaalida waxa ku dhacaya waa wax ay ayaga isku rideen. sidaan horeyba u iri, aan sugno afartan sano -- hadii aftartankaas sano ay soomaali diinteeda ku ogaanwayso oo alleheed u noqon wayso, waxaan balan kaaga qaaday in ay yehuuda aad aragtey maanta ay ka fogaanayaa(ileyn israa`iiliyiintii afartan sano bayba wax ku garteene.)

arligaa lagu kala farqinayaa, meel daran iyo meelo aysan weligood maqlin baa la geynayaa, masjidyadoodii baa inta la dudunsho kaniisado iyo kalaabyo laga dul-dhisayaa...marka intaas oo dhan ay dhacdo, oo dhasha maanta joogta ay DHAL dhalaan, markaas baynu arki doona meesha ay soomaali ku dambeeyso. hase yeeshee, aad iyo aad baan ugu rajo weynaha dadka soomaalida ah. soomaalida, wax kaleba yeelkeede, dha-dhan bay islaamka ka haysataa...intaas yar buuna alle ku bad-baadinayaa.


peace - ahmad!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

cumar

Unrecorded Date
mucjiso
wararkan laxusay qaar kamida waxaan ka'akhriyey Somalipress tirsiga ugu danbeeyo. Dadkii aylada ladhihi jiraybaa waxna lagaalaynayaa waxna ladhoofsanayaa.

waa wax laganaxo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ahmad

Unrecorded Date
asalama alaykum muslims,

umar,

yaa waaye 'aylada'? somaalida mise gaalada dhoofinaysa? ma fahmin waxaad ka wado.

wa salam,

ahmad

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

postman.

Unrecorded Date
war ninkan axmed kaafir ah iska ilaaliya waa ninka qorey warkan. War ninkaan waa ey doofaar ah oo baqtiga xalaaleysta ee iska ilaaliya yaannu idin galaafan. eega waxa uu qorey:

Ahmed GAAL is out in the OPEN now promoting GAYISM, somalis beware of this GAAL and
DISBELIEVER. and Here what he WROTE:

"yah, umar, there is a muslim gay world...open and happy and VERY righteous. those who are
locked in prejudice will never see that. i'm just very sorry that i ever believed anything
different -- but then again, i'm growing every day...and god watches my steps to goodly oft.
blessed are those who OPEN their hearts -- and CAST satan away; "Oh, Lord, i seek refuge in

you from the accursed satan." that is one freaking spell that our lord gave us against our
enemy -- it would be wise to use it more often! lol! ;)"

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

BISHAARO

Unrecorded Date
ASSALAAAMU CALAYKUM
ALXAMDU LILLAAHI
WASALALLAAHU CALAA MUXAMED
INTAAS KADIB;

WALAALAYAAL BISHAARAYSTA, WAXAA QORAALADIINA IIGA MUUQATAY QUUS E YAAN LA QUUSAN, ALLENA WAA INA JECEL YAHAY EE BISHAARATSTA.
IYADOO AY JIRAAN WAXYAABAHAA AAD SHEEGTEEN OO DHAN IYO DHALAN ROG, IS GAALAYN, IS BAABI'IN, ISKU DIR DIR ISU DUD, JAHLI IYO AQOONTII OO AAD U YARAATAY IYADOO AWELBA AAN U BADNAYN REER GUURAA AMA REER MIYI.
WAXAASOO DHAN OO JIRA BAA HADANA ALLE INNA JECEL YAHAY WAAYO WAA LA INA IMTIXAAMAY SI AAN ALLE UGU SOO LAABANO, RUNTIINA TAASI WAA MUUQATAA OO WALAALKAYGA WARKA INOO SOO GUDBIYEY WUXUU SOO SHEEGAY WIXII KA NIXIYEY LAAKIINSE WUXUU YARA ILAAWAY KHEYRKA BADANEE WADANKA KA JIRA IYO IN DADKA BADANKIISU ALLE USOO RUJUUCEEN.
CADAALADU WAXAY TAHAY IN KHEYRKA JIRA HABA YARAADEE LA SHEEGO OO AAN GAALADA IYO GAALA RAACYADA LAGA FARXIN.
IN ALLE INA JECEL YAHAY WAXAAN IDUUNKU CADAYNAYAA MA OGTIHIIN IN ALLAAH SAREEYE DIINTAN NOO SOO HADIYADEEYEY INTAAN ISLAAMKU MADIINA IYO XARUNTII RASUULKA GAARIN!!! (ka akhriya taariikhda hijradii koowaad iyo tii labaadba) SIDAA AWGEED ALLE HALOO LAABTO AMA XAGIISA HALOO CARARO WAXAN MAANTA INA HAYSTAA WAA CANAAN RABBI IYO INAYNU XAGIISA IYO DIINTAASA QAALIGA AH EE UU INAGU MANAYSTAY WAQTIGAAS FOG EE AAN SOO SHEEGNAY AAN U LAABANO ALLENA SIDA GAALADA INAMA DAYRIN EE WUU INA XANUUJIYEY (lacalahum yarjicuun).

LAA ILALAAHA ILLAA ANTA SUBXAANAKA INII KUNTU MINA DAALIMIIN

INTA XUN IYO WAXA GAALADA AH ALLE HA INAGA SOO FOGEEYO, INTA WANAAGSAN EE ALLE QALBIGOODA KHEYRKA KU OGYAHAYNA ALLE DIB IYO DHULKEENII HA UGU CELIYO.

WALAALKIIN FU'AADKHADAR

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ahmad

Unrecorded Date
asalama alaykum muslims,

postman,

waa maxay farqiga u dhexeeya "gaal" iyo "disbeliever"??? qoraalkaaga leh; "be aware of this gaal and disbeliever" -- just wanna understand the difference. mise postaalehu wuu qal-qaley??? hadii aad qal-qalshay, alle yaa arxamaka raxiim, hadii kale...bal ii sheeg kala duwanaantooda.


fu`aadkhadar,

jazaa`akallah! alle wuu jecel yahay kuwa mar walba noloshooda ku dara -- oo ka fakara...oo imtixaanaadkooda garta...oo rabbigood u noqda. marka ummadeenu intaas wada garato, insha allahu tacaalaa, dhulkeena sidii hore buu caano iyo hilib la daadayaa oo nimco iyo barwaaqo nala siinayaa.


peace - ahmad

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

postman.

Unrecorded Date
Allahuma innii acuudu bika min hadal axmad alkaafir allaciin alladii istaxalla maa xarramta waftaraa caleyka yaa arxama raaximiin. Allahuma akhdhul hadallaciin alkaafir alladii istaxalla wayaxillu linnaasi ficla qowmu luudhin.

Allahuma yaa allaah anta sammiicu alcaliim inkaana hadaa laa yasmac qowlak sammithu yaa arxamarraaximiin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

postman.

Unrecorded Date
Gaalnimadaada waad qarsan jirtey haddase markii lagu fahmey yaad waxaad ku hadasho intaad garan weydey lasoo dhex maquuratey meesha qaniisiinta waa mu'miniin oo dad wanaagsan baa ku jira, aniga prejudice maahi wallee la faham prejudicekan inuu gaalnimo hoosta ku wato lagu cabsiiyo muslimiinta markey diidaan qurunka iyo wasaqda axmedoo kale meelaha la ordaayo. War waad aafeysan tahay maxaaba laga naxaa yar yaraanta kaa muuqata haddaad ogaan alheyd hadalkaaga iyo suqriyada maadan tiraahdeen qof baa iga naxay.

"Kaasi waa sheydaanka idinku cabsi galinaaya awliyadiisa ee haka baqina ee aniga iga baqa" ayuu ilaahey noogu sheegey kitaabkiisa.

Adigana sheydaanul akbar baad tahay sidaa daraaddeed ka cabsan meyno baqtiga aad dadka ku cabsi galineyso adiga ayuu ku dhibaa.

"Dadka waxaa ka mid ah kuwa yiraahda ilaahey iyo qiyaammaan rumeysannahay, mana ahan mu'miniin, ilaahey bey khiyaanayaan iyo kuwa alle iyo rasuulkiisa rumeeyey, mana khiyaameynayaan illaa naftooda"

Sow nin eebbe qiyaaney matihid markaad tiri ilaahey baa tallaabadeyda qaniisnimada aan ku banneystey igu hanuuniyey. Allah is watching my steps.

Lacnatullahi caleyka yaa kaafir almulxid allaciin.

"Ilaahey wax xun dadka ma faro' ayuu quraanka na barey markaasaad leedhay ilaahey baa igu hoggaanshey khaniisnimadan. Dulli inaad tahay ilaahey aan ka xishooneyn gaal yohow gaalnimadiisa aan soomaali wali lagu arag.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ahmad

Unrecorded Date
asalama alaykum muslims,

postman,


boo-hoo! ooy hade...waad qasaartey, saaxiib! ;) -- nacallad wuxuu alle ku riday...kuwa wax nacallada...xaq la`aan! ma taqaan dadka kuwa ugu nacasan...oo todobada samo iyo arladaba laga habaarey???? layli taa u qaado -- oo bal qur`aanka aad kala xayiraysid...DIB u aqri...oo bal jawaabteeda ka hel. ;)

axmed waa nin mu`min ah -- oo kala jeclayn...hadii la habaaro iyo hadii loo duceeyo toona -- ALLAH...baa talaabadeyda og...asagaan u noqdaa, asagaan qanciyaa -- asagaana ka jeclahay WAX jira caalam oo idil. marka boqol wajiile aan ankee magaciisa alle siiyay aan isticmaali karayn(BAQDIN uu bulsho ka qabo aawadeed) iyo aniga isku meel makawa cabeynaa??? KALAA! ha ku seexan...hana ku soo toosin. ILAAHAY -- wuxuu jecel yahay...kuwa asaga JECEL...oo xaqiisa wax ku qabta. ma`ahan beenaaleyaal ankee magacyadoodii uu ku manastey inkira.

ma waxay kula tahay inaan dan ka leeyahay wax bini aadam yahay amase uusan ahayn???? hehehehehehe! allelahey -- cid waliba...qayrkeeday ciyaartaa. marka, ilaaha saa ku galay...kuuma dhaamo, yaa postaale. inahu kaana cadaaban shadiidaa! ;)

peace - ahmad

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.