site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Question about a married

SomaliNet Forum (Archive): Islam (Religion): Archive (Before Sept. 29, 2000): Question about a married
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shankaroon

Unrecorded Date
marka hore iga gudoon salaan
salaan ka dib walaalayaal
waxaan ni su'aalay
su'aal muhiim ah taas oo ah
labada qof oo isqaba miyee u manaan tahay in aay
dadwaynaha ku dhahaan waxaan nahay boyfriend iyo girl sama ee dhahaan waxaa iga dhalay boyfriend
miyee u manaan tahay iney dhahaan marwalba ayada
oo run is ku qaba?
waa su'aal aan waydiinayo dadwayna oo dhan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
who's the dadweeynaha? remember we somali's are muslim's and we don't use the word girlfreind/boyfreind so sis get ur point and ask the real question u meant about that
ur sis muslim

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
Shankaroon

Hadaan fahmay su'aashaada jawaabteedu waa sidan.
Way jiraan dad sammeeya arrinta aad sheegtay waxayna u badanyihiin dad musuqmaasuq sammeeynaya oo markaa rabo inay arrin meelmarsadaan arrintaasoo ah arrin aan loo oggolaadeen hadday runta sheegaan.

Mabannaana oo waa xaaraam waxa ay sheeganayaan waa anigoo idhaahdo aniga iyo haweenaydan xaaranbaan kuwadojoognaa oon ulajeedo Zino ilmaha noojoogana waa wecel. Marka arrintaa fasahaad waynbaa kujiro qofka kukacana ciqaab aakhiro iyo mid adduunbaa sugi wuxuuna lamidyahay qof rabo inuu shaacbixiyo Zinaysiga si dadku u ogaadaan in aanay dhib kujirin haddii lasammeeyo.

Marka qofka layimaado arrintaa waa qof rabo inuu xaqa wax adduunka yaallo ku'iibsado.

Illahoow naga ilaali waxaas.

Ali

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hassan haaji

Unrecorded Date
to shankaroon
walaal waan arkay dad badan oo sidaas yiraahda waxayna u badan yihin dadka ku qaata cayrta ama (wellfare)ka hadaba si lacagta loogu badiyo ayay yiraahdan ilamahan waxaa iga dhalay boyfriend waana xaaran oo
halkaas ayay ilmihi isaga xaarantinimeyan
ileyn iman malahan,e
hadal iyo dhamantii waa qalad waana xaran
dadka somaliyeed ee caynkaa ku qaraabtana
waxaanu leenahay shaqeys oo iimanka is geliyay oo caruurtiina ha iska xarantinimeyna ILAAHAYOOW IMANKA INA GELI
AMMMMMMMMMIIIIIIIIIIIIN

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.