Unrecorded Date ASLAAMU CALAYKUM: Walaal waxaan jecelahey inaan ka faaidaysto waaalahayga muslinka ah,fadlan majirtaa cid aqoon u leh xajar-aswadka,xikmada RABBI ee ku jirta iyo taariikhdiisa ama sababta loo soo dajiyey.
walaalayaashayda islaamka ah RABBI ha idinka jazaa'i mariyo ee aniga iyo intii ila mida nooga soo faa'iideeya.