site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Muxuu islaamku kaqabaa ladoodidda dadka diinta wax u dhimaya!

SomaliNet Forum (Archive): Islam (Religion): Archive (Before Sept. 29, 2000): Muxuu islaamku kaqabaa ladoodidda dadka diinta wax u dhimaya!
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

muslin

Unrecorded Date
Waa idin salaamay dhammaan muslimiinta
Waxaa jirta in dad badanoo diinta dura meeshaan soo booqdaan waxna kuqoraan, dadkaa iyaga ah ee diinta wax u dhimaya runtii way gaaloobayaan.
taa haddaan isla fahamnay muxuu islaamku kaqabaa lasaaxiibtinimadooda iyo kalaqay qaadashada doodda ay halkan kuqorayaan ayagoo oo dad badanoo caamma ah akhrisanayaa lagana yaabo qaarkood inay maskaxda kawasakhayso, qaar horaan liicayeyna sii liicaan.

Ilaah wuxuu yidhi kor ahaayee:(Wa idaa ra ayta ladiina yakhuuduuna fii aayaatinaa fa acrid canhum xataa yakhuuduu fii xadiithin gayrihii)

Aayad kale ( innakum idan mithluhum, innallaaha jaamicul munaafiqiina wal kaafiriina fii jahannama jamiican)

Hallaga digtoonaado murtadiinta meelwalba u adeegsanayso inay diinta illahay duraan hau oggolaan boggaada hana ladoodin oyna kafaiidaysan dooddaada.
Ilaah kacabsada

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

anonymous.

Unrecorded Date
Dhegeyso saaxiib.

Qofka gaalka ah daliil xagga ilaahey ah ma heysto uu dadka kula doodo. Wuxuu sheegana waa wax sheydaanka iyo naftiisa ka ahaadey. Haddii la heli karo dad la dooda oo xaqqa dusha ka saari kara waa ilaahey mahaddii. Dad badan oo muslimiin sheegta ayaa ku baraarugi kara jawaabaha la bixiyo. Waxaa laga yaabaa gaalka tiisa iney ula muuqato mid saxsan oo shaki galo dadkan cilmiga laheyn laakiin markii jawaab burburisa la siiyo wuxuu sheegey qofkii iimaan baa u kordhaaya bi'idni laah oo waxaa laga yaabaa in diinta uu jecleysto. Adiga hal meel bad wax ka eegtey. Waxa dadka dhibey waa aragtida gaaban ee halka meel uun wax laga dayo. Waxaan kugu waanin lahaa inad ku laaban mar dambe inaadan dadka ku qasbin aragtidaada adigoo ka duulaaya gaal baa lala hadley.

Islaamka ma murugeysna "al islamu yacluu walaa yuclaa caleyhi" oo gaaladii iyagoo meel walba horumar ka gaarey ayuu mucjis ku yahay Quraanka. Marka walaal dadkiinnaan iska hadla ee jecel sidooda in wax loo arko mar walba waxaan leeyahay adinku dadka ka mid noqda oo isku daya marka hore inaad wax u aragto sidey walaalaha wax u arkaan kadibna sax haddaad sexeyso. Immisa aayadood ayaa soo aroortey in xaqqa lagu oogo baadilka?. Immisa aayadood ayaa kusoo aroortey iyo axaaddiis in qofkii diinta wax ka sheegaaya ama muslim ha sheegto ama gaal ahaadee wax la tusaaleeyo. Meesha kummaanan arag nin dadka isaga ugu yeeraaya kaalaya aan diin wax ka sheegnee ee waxaan arkey gaalo wax diinta ka sheegta iyo dad wax tusaaleynaaya. Qasabna maahan gaal yohow iney dadka ku dhahaan. Xikma ayaa loo baahan yahay meesha.

Waxaad tiri "Innakum idan mithlahum" bal inadan ilaahey ka cabsaneyn waxaad ku xukmisey dadkii iney gaalo yihiin ama munaafiqiin. Taas waad ku seexaneysaa maantey adoo laga yaabo inaad ku qanacsan tahay. Diintan waa nasiixa lillah walirasuulihi walicaammatil muslimiin. Diinta islaamka waa la imtixaani karaa. Ma rasuul baa hadda jira leh ilaahey dhankiisaan ka socdaa?. Mise ummad loo wakiishey rususha shaqadoodii iney qabtaan?. Islaamka badanaa gaalda islaamta waxey yihiin kuwa cadaw ku ah oo naceyb dartiis u barbaara markeyse waayaan wax cillad oo lagu sheego ayey ama qaataan ama iyagoo jab ku dhacay iska aammusaan.

Wax la idinkula heshiin karo yaaba yar.Xaqqa ilaahey ha inna wada tuso.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ahmad

Unrecorded Date
asalama calaykum muslimiintooy,

muslin,

walaalkiis, waxaad ka hadlayso iyo wax kale lama yaqaan. aayadana dhamaystir -- tan ku xigtana sheeg -- oo mu`miniinta u sheegaysa in dambi dushooda ahaanin wax yaabaha kuwa daalimiinta ay yiraahdaan!

waxaad tiri; [muxuu islaamku kaqabaa lasaaxiibtinimadooda iyo kalaqay qaadashada doodda ay halkan kuqorayaan ayagoo oo dad badanoo caamma ah akhrisanayaa lagana yaabo qaarkood inay maskaxda kawasakhayso, qaar horaan liicayeyna sii liicaan. ]

*lasaaxiibtinimadooda*??? come again? la doodka dadka ma`ahan in aad la saaxiibayso...balse inaad wax kala faa`iidaysataan -- ankee hadii wax kale jirin, in dadka(dadwaynuhu) wax ka ogaado. wuxuu ilaahay ka hadlayo aayadka iyo waxaad ka hadlayso ismaba lahan. ilaahay wuxuu ka hadlayaa la fariisadka iyo la sheekeysiga dadka diinta wax u dhima -- ma`ahan dadka aad diinta kala dagaalamayso(balse hadii aad la saaxiibto...la fariisato, iwm.)

muxuu alle ku yiri suratul al naxal, 125??? bal aqri oo inoo sheeg, walaalkiis!

islaam wuxuu ahaan lahaa diin cid walba qaadato hadii dadku fur-furnaan lahaa. ilaa iyo qarnigaan ma`ahane, diinteena waxay ku jirtey...diimaha kuwa ugu socodka yar. maxay taas ku dhacday? sababtoo ah -- dad sidaada oo kale u fakara...oo aayaadka ilaahay kala xadaya baa dadka waxay ku waanin jireen...ha siinina gaalada kitaabka, ha la sheekaysanina hadii ay diinta wax ka sheegaan(bal qofku suu wax ku ogaan???)...iwm. wax yaabo jaahiliinta oo kaliya ay dadka u sheegaan. isku fiiri islaamka waqtigii nabiga iyo intii qarnigii 9aad iyo kii 19aad u dhaxeysay. ma isku mid baa??? wa billahi tawfiiq!


wa salaam - ahmad!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

anonymous.

Unrecorded Date
Axmed baan ku raaci lahaa haddaannu gaal aheyn isaga beensan rasuulka hadalkiisa sallalaahu caleyhi salaam. Axmed khaniisnimada markaad gashaanba quustey aniga. Ilaahey haku soo hanuuniyo. Waxaad rabtaa inaad ka dhex faa'iideysato canaanta walaalaha oo ad dalool yar ka hesho. War ummadaan ka dhex bax iyaga gaaladii baaba ka xishoota waxaad adiga leedahay ilaahey baa yiri. Ma ilaahey baa qaniisnimo farey dadka. Subxannalaah hadaa buhtaanun cadiimun. Ilaahey usoo noqo adiga qudhaada haddaad run sheegeyso oo gaalnimada aad ku dhaga adag tahay iska dhaaf.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ahmad

Unrecorded Date
asalama alaykum muslims,

annonymous,

waan kuu jawaabi lahaa hadii aadan ahaan lahayn "lama yaqaan" -- runtii...qof bini aadam ah oo asagaba magacii alle ku maneystay ka cararaya...wax jawaab ah haba yaraatee oo uu u qalmo ayaaba iska yar. marka, marka ilaahay ku siiyo quwad iyo xoog aad magacaaga ku hadasho, haduu alle idmo, markaas baan ku jawaabayaa. inta intaa ka horaysa, axmed uuc uma baahna...oo kaliya ayaan ku lee yahay!

wa salaam - ahmad!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Cabdulahi

Unrecorded Date
Axmed rafaadsane wali manoolayd in lugu halaagaybaan u haystay goor hore, baryahan ishayda kumaqaban. Waa yaab inaad wali bogga diinta dhaxboodayso sidii adigoo wanaag sido.
Ufiirso waxaad aamini iyo waxaad masraxa la'iman labadaba haddii kale waxaa loo yeedhi Postman bac hakugu qaadee.
Aaway Postman.
Warininyahoow ismarji bal in ciqaabta aakharo kayaraato waa haddaadan wali towbad keenin.

Alla ilaahay dulqaad badanaa markii iigu horreysay een ku'arkay waxaan islahaa kan taloow goorma ayuu dhulku lago'i.

Waase mucjiso inaad fagdhfagadh leedahay wali.

Aaway Postman waryaa shaqadaada hagabinee ukaalay waaka shydaankiiyee bal edbi.

Postman Postman Postman Postman
Cabdulahi

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mel.abraham

Unrecorded Date
iska hadle waa ina igare saaxiib meelahaa kula dhac sheekadan nacasta ah ma hadaad waxoogaagii qaxootiga laguu bilaabey walee ninkaas waaa qurbe ku cusub, carabtii diiinta kaaga horeysey ee waliba kaa cilmi iyo caqli badneyd ayaa waxaa odhan weydey,.
meeshu waa net soomaali oo dhan kulmi gaal iyo muslimba

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Yaska

Unrecorded Date
Salaam Calaukum Liman Tabaca Hudaa,

In lala munaaqashooddo oo wax la isdhaafsado ma reebana isla mar ahaantaana in xataa lala doodo oo wixii burhaan ah la iskula soo baxaa ma reebana. Dhibaataddu waxay ku imanaysaa uun marka uu haba yaraatee aysan u jeedadiisu ahayn cilmi kororsi iyo Burhaan bixin ee ay tahay uun Wakhti ka lumis iyo Xiijin Sida tan AHMAD-GAAL oo kale.

Kuwa ka tag la yidhi oo ha la fariisanina waa kuwa Caayaya diinta, aanana doonaynin in lala discuss-gareeyo isla markaana aanad adigu waxba ka odhan kareynin xaq quwo ama xag cilmi ha ahaatee. Laakiin tan AHMAD-GAAL oo kale, waaba lagama maarmaan in la turxaan bixiyaa oo waxa uu qarsanayo dibada la soo dhigaa sida:- Yuhuud jaceylkiisa iyo Kiristaan isku dhedhejiskiisa, amaba khuraafaad layaasha kale ee rusulnimadda sheeganaya

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ansaari

Unrecorded Date
Yaska ayaan ku raacsanahay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ahmad

Unrecorded Date
asalama alaykum muslims,

yaska,

hehehehe! aniga yehuud iyo kiristaan iyo qolo kale oo diinta islaamka xumaysa waa isugu kay mid. yehuud iyo nasaaro -- runtii wax badan baan ka bartey. waxa ugu wanaagsanaa oo aan diimahooda ka bartey waxay ahayd -- inay carabta duleeyeen...iyo in kuwa carab-daba dhaqa ah...ay sii lumiyeen.

waxaan wax kaaga diraa -- talmuudka...bal markaad talmuudka si fiican u aqriso -- bal isku eeg talmudka iyo xadiisyada badankooda. ;)

oh, oh -- and something that i was marvelled with -- the way you and ansaari came outa the cave the same time. oy vey -- telaviachidim se viy`achum. ;)

laha`riot,

shalom - achamadim,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

halmaal.

Unrecorded Date
Axmed gaal.

Adiga dhego makuu duran yihiin katiinadna ma gashataa kolley oggolaatey ragga dabada in laga maree?.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ahmad

Unrecorded Date
asalama alaykum muslims,

halmaal,

'dhego duran'?? ouch! i don't think people should go through such pain for 'beauty'.

yaase yiri raga dhagaha ma duran karaan??? katiinatse ma gashan karaan??? fadlan, ii sheeg aayada qur`aanka ah oo xarimaysa? qof waliba nolosha bulshadiisa buu ku noolaanayaa...ilaa iyo waxa alle ka reebo ma`ahane. dhaqankayga, as a somali, ragu dhagaha ma durtaan...katiinadana ma gashtaan, therefore, i won't start. hase yeeshee, hadii dhaqankaygu *xarimayo* -- inaanba hada dhagaha durtaa laga yaabaa! LOL!

walaalkiis, as long as aadan hasha daba ka marin, you are in good shape -- just maal...and taa kaliya, fadlan. ;)


wa Billahi towfiiq,

sallaam - axmad!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ALLAALE

Unrecorded Date
axmed mulxid.

Yaayiri ragu dhagaha madurankaraan....!!)

madaliilbaad dhag u dhigaysaa mase naclad baad qiimo kulaleh dhaga durka waxaa kawayn khanaiisnimada lagugu sheegayey!!.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

http://www.godhatesfags.com/home.html

Unrecorded Date
http://www.godhatesfags.com/home.html

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

halmal.

Unrecorded Date
Axmed gaal.

You never sieze to amaze me. waxaan kuu weydiiyey su'aasha inaan hubsado inaad dhego duran tahay iyo in kale. Hees madonna adoo tarjumaayana wan arkey marka wax kaa reebban inuu jiro yaan is lahaa ad ogaatid. Axmed gaal ibliss qof uu isku halleeyo hadduu jiro and that he loves waa adiga. Sida ilaahey mu'miniintiisa uu u jecel yahay yuu ibliisna kuu jecel yahay adiga. Halkaan su'aalaa ii hartey marka; Adiga wali malagu TAABSADEY GADAAL?. ADIGOO CABSAN XITAA?.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ahmad

Unrecorded Date
asalama alaykum muslims,

allaale,

[madaliilbaad dhag u dhigaysaa mase naclad baad qiimo kulaleh dhaga durka waxaa kawayn
khanaiisnimada lagugu sheegayey!]

*daliil*??? heheheehehe! al yacni, xadiisul carbiyah? timirtii horeba dab loo waa, bay soomaali ku maahmaahdaa -- ilaahay tii hore MISHNAH(xadiisyadii israa`illiyiintii) buu ka jeestay...oo ay abuureen dad uu 6000 oo sano watey oo dadka addunyada ku nool oo dhan uu ka doortey(israa`iiliyiintii). marka, ma mid carbeed baa taa wanaagsan? beenta carabta aniga uma baahni, walaalkiis. qhaafirul raxmaanka caalamka abuurtey...wuxuu soo dejiyay kutub mufasallan(la dhamaystiray) ah -- bal kutubkaas la dhameystiray...iiga keen daliisha -- adiguu been carbeed u laaban. anigu ku aflagaadeyn maayo...balse qof waliba tabartiisa bini aadam ahaan buu runtii ka heesaa. ilaahayna waa mid jira...asagaan naxariis kaaga rajeeyay.


halmaal,

[waxaan kuu weydiiyey su'aasha inaan hubsado inaad dhego duran tahay iyo in kale. Hees madonna adoo tarjumaayana wan arkey marka wax kaa reebban inuu jiro yaan is lahaa ad ogaatid.]

aniga waxaa iga reeban wixii ALLE iga reebay oo kaliya...not waxa hal maalayaasha iyo jaahiliintu been-awaasaan.

[Axmed gaal ibliss qof uu isku halleeyo hadduu jiro and that he loves waa adiga. Sida ilaahey mu'miniintiisa uu u jecel yahay yuu ibliisna kuu jecel yahay adiga. ]

no doubt, iblis loves me...just not the way you're thinking. because my existance as a BELIEVER in ONLY god causes many to sin...and insult and gossip of others -- iblis' favorite routines. and because i cause that for him...he loves me. but it is my god who loves me...because i love him as a guide and him alone. and because i exist to distinguish the believers from those who claim it...and because god watches every thing, he knows the just. so -- yah...definitely, both god and satan love me...just in a different OPPOSITE ways. and what would you know about that, yaa hal maale? ;))

[Adiga wali malagu TAABSADEY GADAAL?. ADIGOO CABSAN XITAA?]

HAHAHAHAHAAHAHAH! ilaahow ninkii noolow maxaa aragti kuu laaban! maya, walaalkiis, i'm very much happy with WOMEN and WOMEN alone. and, no, ma 'cabo' -- wax yaabaha alle iga reebay bay ku jirtaa...balse taa maxaad ka taqaan? hal maale baad ka tahay, right? ;D hahaha...what a world!

peace - ahmad!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ansaari

Unrecorded Date
Qofkan Axmed ahi maalinba qurun horleh ayuu keeni
Waxa hadda laga hayo (uu sheegay) waxa uusan
weli sheegin ayaa ka daran.
(just The tip of the aceberg).

Marka maalinba qaar ha soodaaco, Aakhiro ayeey haysataa oo sugaysaye.

===
(mida kale wax ka yuhuud jecel ma arag waligeey. sheeko uu qoray oo yuhuud aa saa tir lahayn ma arag)

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ahmad

Unrecorded Date
asalama alaykum muslims,

ansaari,

hahahahah! 'wax ka yuhuud jecel ma arag' ma yuhuud jeceyl baa ii gaynaysay kula tahay? sababta aan yehuud u sheegayo...oo diintooda u baranayo ma`ahan yehuud jeceyl...balse inaad ogaatid si yehuud kuu lumisay! bal aqri diintooda, markaasaad xadiis carabta iyo mishnahooda isla il saari doontaaye. ;)

as for keenitaanka 'qurunka' -- waxaad garan la`dahay waxaa weeye, ilaaha caadilka ah...'qurun' ma sameeyo -- waa dadka SIDAADA oo kale bini aadanka ah oo alle quwada ka qaadey...kuwa wax yaabaha alle wanaajiyay 'qurun' ka dhiga. marka, maalin baa iman doonta...ilaahayna waa mid aan wax ilaawin oo loo qoro oraah kasta oo quwadlaaweyaasha yiraahdaan -- bal aan sugno maalintaas kuwa lagu jeesteeyo! ;D


wa sallaam - axmad!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ansaari

Unrecorded Date
Axmed,

Inta diinta Yuhuuda baraneysid baro Diinta
Islaamka oo naftaada ka badbaadi Carro Alle.
Sidaan haddii aad ku dhimato waa laguu yaabaa.

Adoon Islaam aqoon baad meel kale haabaneysaa!.
ninyahow caqiidada ayaa kaa qaldan oo waad
dhunsan tahay ee isdaba-qabo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ahmad

Unrecorded Date
asalama `alaykum muslims,

ansaari,

sowba taa maaha meesha DIINTEENA barashadeeda ay ka bilaabato. marka qofka muslimka ah barto diinta judhayisim, qofku wuxuu arkayaa...ISLAAMKA xaqa ah. sababtoo ah, islaamka sunniga/shiicada/etc ay la or-ordayaan...waa koobi yehuudi ah. and, kalaa...yehuudu ma`ahan dad haysta diinta islaamka. WAX kasta oo sunniga iyo shiicada sheegaan(oo un-quranic ah)...waa wax diintaas ku shuqul leh -- WAX WALBA, ansaari.

waligay iyo allehey waxaan isdhihi jirey; 'maxaa dadka loogu diidaa inay diimaha israa`iiliyiinta ay bartaan?' well, i have my answer...

waxaad tiri *caqiidada* kaa qaldan! ha! maybe i forgot to mention to you that i was sunni...along with alot of other sects, as well? hehehe! DHARIGA maxaa karka ka keenay baa la yiri. ma waxay kula tahay inaan ka helay inaan wax kasta oo la ibaray aan ka jeesto? ma kula tahay inaan 'tagoorane' aan dalbadey? hehehe -- laakiin...wax kasta ALLE baa ka weyn. and xaqa oo dartiis loo raaco...barwaaqadeeda mid aan halkan ku soo koobi karin weeye. marka, nin walibow naftaa -- maalin baa kuligeen nala xisaabin doonaa; ha sugi waayin...maalin dheer ma`ahane! ;)

wa sallaam - ahmad!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
*marka qofka muslimka ah barto diinta judhayisim, qofku wuxuu arkayaa...ISLAAMKA xaqa ah.*

sidoo kale, marka qofka muslimka ah barto diinta hinduism, christainism, buddhism iyo diinooyinka oo ism-mada kale ah, qofku wuxuu arkayaa...ISLAAMKA xaqa ah. MAAKAANA IBRAAHIMA YAHUUDIYAN WALAA NASRAANIYAN, WALAAKIN KAANA MUSLIMAN.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

bashir A.

Unrecorded Date
Axmed hadalladiisa "D" UU KU QATIMO WAXAA KU DARA BILLOWGA HADALKOODA iyo ama dhammadkiisaba YUHUUDDA. Ninkii aqriya "jerusalempost.com" gaar ahaan e-mailka yuhuudda ay isugu jawaabaan ama letterska wuu arki karaa. Waxey lamacna tahayna waxaan qiyaasayaa ILAAHOODA CUZEYR INUU YAHAY.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MAXAMED HUSSEN

Unrecorded Date
dhamaan,

koley sidaan u arko ninkan axmed isku sheegaya, waxaan u malaynayaa
a-in ninkaanu uu yahuud soomali bartay uu yahay uu na doonayo in dadka soomaaliyeed uu manipulation iyo brainwash ku sameeyo in cognitive way sida ay jewishka holywoodka ay filimaantooda dagaalada dadka u tusaan gaalada how monster the muslims are

b-ama waa soomaali la kiristaameeyey oo dabada shaabad uga taal oo maadaama uu luqada soomaaliga u yaqaano raba in uu umada soomaaliyeed diinta shaki ka galiyo maadaama qaarkood aysan diinta sharafta leh islaamka aqoon sidaas ah u lahayn.

c-ama waa nin arimo kale oo waaweeyn ku jiroo daanaaya bal in uu cabiiraad ku sameey xawliga caqidadeena aanu aaminsanahay psychologically

d-ama waa soomaali westiga indhasarcaadkooda wax weyn mooday oo justificationka iyo argumentigaba uu ku cusub yahay.

marka umada soomaaliyeed waxaan ka codsanayaa in ninkaan la ignore gareeyo haduu diinta ku xadgudbona kiiir iyo kuuud layiraahdo hadii uu wax run ah layimaadona dicussionka laga wado.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

deeqo

Saturday, June 24, 2000 - 05:09 pm
DHAMAAN
aniga oo baryahan aan iman qadkana markaan soo eegay iminka runtii waxaad moodaa meeshii in is badal wayni ku dhacay
waxaan jeclaystay oo kaliya inaan idan xasuusiyo inaysan doodo wax wanaagsan ama khayr ku jiro ahayn mar hadaadan ahayn ruux cilmi uleh diinta
marba hadaad u aragtaan ruuxan inuu si kalle wax u wado loosoo gaabiyo li'ahu wanaag samee oo dadka qalad yuusan ka dhaa dhicin baad leedahay laakiin adigu dhibka aad gaysanayso ma aragtid

taasoon ola jeedo u sheeg walaaha halkan soo booqanayo ood kaga baqayso dulmiga in ruuxan waxa uu qorayo ay yihiin wax aan caadi ahayn

midna haku dad dagina waa "GAAL" waa kalimad ku haboon in layiraado waqtigeeda bi micnaa yaqiin cadayn u haysta


AHMED
walaal awalan ALLE ka cabso oo alle iyo adoomadiisa ka xishoo hadaadan xishoonayna waxaad doonto samee
waxuu alle markuu umadiisa la hadlayay ku yiri asagoo waliba goodin daran u goo dinayo
ciida dusheeda waxaad rabto ku samee hoosteedaa lagaaga abaal marine waxaad kor keeda ku samaynaysay
waxaan kugu dar daar mayaa naftaada xisaabi intaan la xisaabin
hadalo badan ood qortay markaan damcay inaan ka jawaabo hadana waxaadba moodaa inaysan cilmi daradooda ku haysaninoo bad kas cad u samaysay
xagee alle ku baneeyay inuu ninka raga ah dhago dhago iyo katiinad xirto oo dumarka isu ekaysiiyo
allena inaad ku been abuurato waa shay khatar cduiina.
kama wada hadlin laakiin waxii iigu darnaa waa taa*
AKHI waxaan ku lee yahay
ALLAA YAHDIIK
ALLAA YAHDIIK

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.