site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

A* MA WEESO QADAN KARTAA ADOO QAAWAN?

SomaliNet Forum (Archive): Islam (Religion): Archive (Before Sept. 29, 2000): A* MA WEESO QADAN KARTAA ADOO QAAWAN?
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

GEELE

Unrecorded Date
ASALAAMU C
SALAN KADIB FADLAN
IGA JAHIL BIXI ADOO ADEGSANAYA DALA IL

MACA SALAMA

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

FU'AADKHADAR

Unrecorded Date
WACALAYKUMA SALAAM
WALAAL JAWAABTU WAA HAA, AXAADIIS BAANA KUSOO AROORTAY , UU KA MID YAHAY XADIISKA CAA'ISHA AY WERNAYSO AYNA KA HADLALAYSAY HAB LA DHAQANKII QURUXDA BADNAA EE RASUULKEENA CALAYHI SALAAM IYO MARKAY JANAABO KA QUBAYSANAYAAN INAY ISLA QOBAYSAN JIREEN IYAGOO BIYAHA U KALA HOR MARAYA KALANA BOOBAYA.
WAXAY TIRI CAA'ISHA ALLE HAKA RAALI NOQDEE WUXUU RASUULKU CALAYHI ALAAM MARKA U HORAYSA DHIQI JIREY XUBINTA KADIBNA SACABADIISA KADIBNA WUXUU U WEYSO QAADAN JIREY SIDII WEESAQAADKIISA CAADIGA AHAA, MARKA LASOO GAARO MASAXIDA MADAXA BUU WUXUU MADIXIISA KU SHUBI JIREY BIYAHA ISAGOO QOBAYSKII BILAABAYA, MARKUU QOBAYSKA DHAMAYSTO BUU WUXUU DHIQI JIREY LUGAHA ISAGOO DHAMAYS TIRAAYA WEESADII OO LUGUHU U HARSANAAYEEN.
WALAAL WAXAYNU XADISKAAS KA FA'IDAYSANAYNAA DURUUS BADDAN OO SU'AASHAADA JAWAABTEEDII UGU HORAYSO, SIDA JANAABADA LOOGA QOBAYSTO, INAAD XAASKAAGA LA QOBAYSAN KARTID,INAAD WEESADA IYO QOBAYSKA ISKU DARI KARTID, INAAD FARAKA CIYAARI KARTO XAASKAAGA MARXALADA WADA QOBAYSIGA IWM.

WALAALKAA
FU'AADKHADAR

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

GEELE

Unrecorded Date
ASALAMU C
TO FU'AADKHADAR
SALAAN KADIB WALAAL AAD BAAD UMAHAD SAN TAHAY
JASAAKA LAAHU KHAYR ( ZAADA KALAHU CILMAKA)


MACA SALAMA

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hassan xooga

Unrecorded Date
to fuad
walal aad ayaad u mahadsantahay waxaan markaan qubayst oo aan is qalajiyo kadib ayaan weeso qaadan jiray
hadase aniga oo qaawan in tii aanan kaba soo bixin -shawer-ka - ayaan weesa qaata
hadaba mahadi ha kaa gaadho

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.