Unrecorded Date Hadaad maqasho dad ku doodaya in mawliidku yahay masalo khilaafi ah yahay, ama naag ajaanib ah gacanta oo lagu salaamo ay tahay masalo khilaafi ah iyo arimo kaloo badanoo masalooyin khilaafi ah laga dhigayo, dadkaasi waxay doonayaan in arimo ay Diinteenu xarimtay ay qiil u raadsanayaan ay ku banaynayaan.