site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

SuŽaal ma gashankartaa surwaal gabdha muslimada ha

SomaliNet Forum (Archive): Islam (Religion): Archive (Before Sept. 29, 2000): SuŽaal ma gashankartaa surwaal gabdha muslimada ha
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

www .muslin sis.

Wednesday, June 21, 2000 - 01:58 am
salaamu caleykum walaal waxaan jiraa 22sano waxaan helay shaqo waxaay igu xidheen inaan surwaal xidho bal ila taliyoo maxaan sameyaa, ana haye ayaan dhahey waayo lacag yar ayaan qataa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Yaska

Wednesday, June 21, 2000 - 02:29 am
Salaam 'aleukum,

Muslim sis;

Surwaal waxaa soo hoosgalikara ama laga fahmi karaa waxyaabo farabadan. Inta aanad surwaalka xidhan ka hor maxaad xidhan jirtay? hadii aad xijaabneyd oo aad surwaal maanta xidhatay markaa waa maxay waxa aad raadineysaa?

Su'aasha u baahan in laga jawaabaa waxay tahay waa maxay DRESS-CODE looga baahan yahay in ay gabdhaha muslimiintu xidhaan? waxaa u malaynayaa in aad arintan taqaanid laakiin aad raadinaysid qiil aad surwaal ku xidhato maxaa yeelay LACAG la'aan ama lacag yar ayaad qaadataa?

Goorma ayey u banaan tahay gabadha muslimadda ahi in ay ay xijaabka iska tuurto? Waxaad si fiican noogu soo bandhigtaa MAXAA KUGU KALIFAY IN AAD SURWAAL XIDHATO? SHAQADANI MATAN KALIYA EE AAD HELI KARTAA? SHAQO LA'AAN KA WARAN MA NOOLAAN KARTAA?

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.