site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

DU CADA SALAADA ISTIQAARADA..

SomaliNet Forum (Archive): Islam (Religion): Archive (Before Sept. 29, 2000): DU CADA SALAADA ISTIQAARADA..
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

haboon

Saturday, June 24, 2000 - 02:42 am
ASALAAMU CALEYKUM.

walaalayaal waxaan doonayey qof halkan iigu soo qoro du cada istiqaarada, marka qofkii yaqaano idinkoomahadsan ii soo qora.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Muslim

Saturday, June 24, 2000 - 12:02 pm
Walaal DUCADA waxaad ka heli kartaa meel walba waxaa kuugu dhow kitaabka yar ee la yiraahdo XISNUL-MUSLIM, waa kitaab yar oo adkaar ah. Way yara adagtahay inaan halkaan ayadoo carabi ah ku laakiin af-somali ayaan isku dayayaa maxaa yeelay i don't have Arabic word processor.

ALAAHUMA INII ASTAKHIIRUKA BI CILMIKA WA ASTAQDIRUKA BIQUDRATIKA WA AS ALUKA MIN FADLIKAL CADIIM, FA INAKA TACLAMU WALAA ACLAM WA TAQDIRU WALAA AQDIR WA ANTA CALAAMUL QUYUUB, ALLAHUMA IN KUNTA TACLAMU ANA HAADAL AMRI (name your decision, sheeg waxaad rabtid inaad Alle waydiisato) KHEYRUN LEE FII DIINII MA MACAASHII WA CAAQIBATA AMRII, CAAJILIHI WA AAJILIHI FAQDIR LEE WA YASIRHU LII THUMA BAARIK LII FIIHI, WA IN KUNTA TACLAMU ANA HAADAL AMRI SHARUN LII FII DIINI WA MACAASHII WA CAAQIBATA AMRII, FASRIFHU CANII WA ASRIFNII CANHU WA AQDIR LIYAL KHEYRA XAYTHU KAANA THUMA ARDINII FIIHI.

Hadii aan wax khalday ilaahey ha iga cafiyo igana raali ahaada. Dagdag ayaan ku qoray. Qof istikhaaraysta ma shalaayo ee ila soo socodsii hadaad ayagoo carabi ah rabid waan kuu soo attachment gareynayaa via email.
WABILAAHI TOWFIIQ

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

haboon

Sunday, June 25, 2000 - 06:20 am
Asalaamu caleykum.
walaalkay muslim ilaah ha kaa abaalmariyo waan helay jawaabtii marka walaal wax ba ha isku dhibin qeybta carabiga.

waa walaashaa haboon
oo kule jisaa kalaahu kheyram markale.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

haboon

Sunday, June 25, 2000 - 06:35 am
Asalaamu caleykum.
walaalkay muslim ALAAH ha kaa abaalmariyo e waan helay jawaabtii marka walaal adiga oo mahadsan waxba ha isku dhibin kheybta carabiga intan ayaa igu filnaaneyso insha ALAAH.


waa walaashaa haboon oo kuleh
jisaa kalaahu kheyran markale.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.