site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Dooda ah Xamar caasimad ma noqonaysaa .

SomaliNet Forum (Archive): Islam (Religion): Archive (Before Sept. 29, 2000): Dooda ah Xamar caasimad ma noqonaysaa .
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Dabagaalle

Saturday, July 01, 2000 - 01:34 am
Qabiil walba oo Somali ah wuxuu doonahayaa in caasimada laga dhigo magaaladiisa maxaa wacay Somalidu maalinkii ay xornimada qaateen iyo maalinkadaan maanta ah waxay arkahayeen caasimada oo oo dalka ugu camiran, isla markaasina laga helayo baahida aasaasiga ah iyo mida caam ahaanba.
Hadab dadka waxaan u sheegayaa in aysan arintu sidaasi noqonahayn, marka caasimadu waxay noqon doontaa mid xarun u ah madaxweynaha iyo dawlada dhexe. Gobol waliba wuxuu heli doonaa laamaha wasaaradaha badankooda iyo wakaaladahaba iyo dhamaan adeegyada bulshada oo dhan, markaa way yaraan doontaa baahi caasimada loo aado, waxaana suuroobi karta in magaalooyinka qaarkood ay ka camirnaadaan ama kaba weynaadaan caasimada sida meelo badanoo dunida ka dhacda.
mahadsanidin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mim

Saturday, July 01, 2000 - 06:26 am
adeer doodan la aad general iyo meelaha ku haboon meeshan diin baa loogu tala galay in looga hadlo
waa adigoo raali ah .
waxayna naga mudan tahay ixtiraam .


nabadeeeeeey

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Dabagaale

Monday, July 03, 2000 - 03:40 am
to mim
khayr Allaah haku siiyo ee taladaada waan qaatay, dadka kalena waxaan ugu baaqayaa inay sidaas oo kale yeelaan.
nabadeey.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

JAY.Z

Wednesday, September 06, 2000 - 08:51 am
CAASIMADA SOMAALIA WAXAA LAGA DHIGI DOONAA BOOSAASO
WAAYO MEEESHAAI KU DAADAN DHIIG. SHACAY
CAASIMADA MACLA GA DHIGI KARO MEELO
AAD LOOGU BAABA AYA
WAAD MAHAD SAN TIHIIN ALL YO

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.