site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

YAA DOONAYO IN UU GABDHO CASHAR TELEPHONE KU SIIYO.

SomaliNet Forum (Archive): Islam (Religion): Archive (Before Sept. 29, 2000): YAA DOONAYO IN UU GABDHO CASHAR TELEPHONE KU SIIYO.
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SUMAYA #2

Saturday, July 01, 2000 - 07:18 am
ASSALAMU CALAIKUM.
DHAAMAAN WALAALAHA ISLAAMKA WAXAN DONAYNAA HADII AY JIRDHO AMA UU JIRO MACALIN NOO AQRIYO TAFSIIRKA QURAANKA BY PHONE,HADII UU JIRO QOF DIYAAR U AH ARINKAAS OO RAADINAAYO AJAR IYO WANAAG HA II SOO JAWAABO.

WASALAMU CALAIKUM.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

islaam@usa.com

Sunday, July 02, 2000 - 03:36 pm
Assalaamu calaykuna;

Walaashay Sumayya:

Arinka aad raadinayso wwa shay wayn ciddii garanaysa Allaah adiga iyo gabdhaha walaalahaa ahba ha idiin fududeeyo, waa shay qofkii Allah waafajiyo uu liibaanay aduun iyo aakhiroba, waxaa ii muuqata inaad rabtaan inaad aasaastaan goob Allaah lagu barto lagu xuso laguna raali geliyo waxaan mar labaad idin leeyahay Allaah ha idiin fududeeyo INSHA'ALLAAH wuuba idiin fududayn doonaa maxaa yeelay nebigeenii Muxamad nabad badani ha gaadhee wuxuu yiri 'QOFKII ALLAAH XAGIISA SOO AADA ALLENA LABA JIBAAR IYO KA BADAN BUU QOFKAAS XAGIISA SOO AADAA' ee ha joojinina socdaalka aad ALLE xagiisa u tihiin.

Waxaase codsigiina ka dhiman MEESHA ama MAGAALADA aad joogtaan koley haddaad MINEAPOLLIS joogtaan JUZ CAMMANA rabtaan anigu diyaar baan ahay.

KHAYRUKUM MAN TACALAMA AL QUR'AAN WACALLAMA

Walaalkiin
Islaam@usa.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

concerned brother

Monday, July 10, 2000 - 05:53 pm
ASLAAMU CLAYKUM:
waxaan anigu awoodaa in aan idin kacaawiyo, cashar joogto ah, oo uu marinayo sheek caalim ah oo looga danbeeyo cilmi tafsiirka quraanka:
laakiin, taasi maaha, mid u dhacaysa si (life)ah
waxaan hayaa dhammaan cajaladaha tafsiirka quraanka, waxaana idiin fududaynkaraa in aan idiin sooxiro,

marka hadii aad xiisaynaysaan
this is my email
shaakir00@hotmail.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abu-salma

Monday, July 10, 2000 - 06:03 pm
Asalamu Caleykum.

Goobtaan maxaa lagu hayaa aan ka aheyn su'aalo iyo jawaabo?....
Hadaba anigu waxey ila tahay, in sumaya hadeey cashar doon tahay magaalada ay joogto ayey u dhago furnaan laheyd. Maxaa yeelay magaalooyinka badankood cashara waa ey ka socdaan walaa siyamaa miniapolis.........culumo ayaa tiq ka ah..Marka walaal waxaa iga waano inaad magaalada aad joogto dacwadeeda aad udhabo gasho sidaad kaga qeyb gali laheyd duruusta dhageysigeeda. Maxaa yeelay, waxaan u arkaa inaad tar-tartan u galineysid ninkii u akhrin lahaa dumar cashar dhariijada tisaalaadka..intaas ayaan ku gabsanayaan.....waxaan u dar-daarmayaa nafteyda iyo walaalayaal tiinaba in aan ka bad-baadino cadaab aad u daran.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, July 12, 2000 - 11:28 am
A/salaamu calaykum, inta aynaan Sumayo u sheegin cajaladaha tafsiirka, ama jiscama in labaro, ama dacwada magaalada in ayku xiranto, horta waa in aan ogaanaa meesha Sumayo joogto, waayo waxaa laga yaabaa in aysan rabin cajaladaha waayo suaal mawaydiinkarto, waxaa kaloo laga yaa baa in ay taqaan jiscama, waxaa kaloo laga yaabaa in aan magaalada ayjoogto dacwaba ka jirin ama aysan tagi karin xiliga casharku baxayo. Sumayo waxaan aad ugu faraxsanahay xaqraadiskaaga Allena hakuu siyaadiyo, hadaba hadaan ogaado meesha aad degan tahay si uun baan kuu caawinayaa.
bihi124@hotmail.com
Wabilaahi tawfiiq

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sumaya#2

Thursday, July 13, 2000 - 08:07 am
Assalaamu caleykum waraxmatulaahi wabarakaatuhu.
jazaaka Alaah dhamaan walaalahayga islaamka ee figradooda iyo taladoodaba i soo siiyeen.walaalayaal idinkoo aad ugu mahadsan waan xalinay arinkaan raadineynay.

TO:walaalkay Anonym,
walaal jazaaka alaah kheyran, sida wanaagsan oo aad sababta ugu raadisay waxa nagu qasbay in aan
halkan ka raadino ruux tafsiir noo aqriyo,

wasalaamu caleykum.
waa walaashiin SUMAYA#2

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, July 13, 2000 - 02:55 pm
TO: Sumaya waa Allxamdu lilaah hadii aad hesheen qof casharka idiin akhriya, laakiin walaal waxaan ku dhihi lahaa ka faaiidaysta casharka aad intaa u marteen ALLENA wuxuu yiri waxaa ilaahay kacabsada dadka culimada ha ee cilmiga leh weeye, dadaalbaan idiin rajaynayaa.
Wabilaahi tawfiiq wabihi nastaciini calaa amuura dunyaa wadiin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ibncumar

Sunday, July 16, 2000 - 07:27 am
walaal diyaar ayaan u hay in aan in caawiyo.laakiin waxaan jiigaa Islamabad,ee hadii kharshka telephinka labaxeysaan waan idin saacidi si toos wakhtiga aad rabtaan.
Maxamed SH Cumar Faaruuq
ee ila soo xiriira ibncumar@hotmail.com

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.