site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

A, YAA DOONAYO IN UU GABDHO CASHAR SIIYO BY PHONE.

SomaliNet Forum (Archive): Islam (Religion): Archive (Before Sept. 29, 2000): A, YAA DOONAYO IN UU GABDHO CASHAR SIIYO BY PHONE.
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SUMAYA#2

Saturday, July 01, 2000 - 07:28 am
ASALAMU CALAIYKUM DHAMAN WALAALAHA ISLAMKA.
KADIB WAXAA DOONEYNAA MACALIN INUU AQRIYO TAFSIIRKA BY PHONE,KOLKAA HADII UU JIRO MACALIN ARINKAN DIYAAR U AH HA I NOO SOO JAWAABO.

JASAAKALLAA KHEIRAN

WASALAMU CALAIKUM.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Yaska

Monday, July 03, 2000 - 05:40 am
Salaam Calaykum

Sumaya#2

Walaal, waxaan horta ku weydiiyey ma Ziperia/Mursmask ayaad joogtaa? Ma sidan kaliya ee aad tafsiir ku heli kartaan miyaa? Maad Cajaladdo tafsiir ah soo iibsataan oo dhegaysataan? ama cajaladdo Video tafsiirka soo iibsataan oo maqal iyo muuqaalba iskugu jira?

Khalad ha ii fahmin ukhtiii caziiza, aad baan ula yaaban nashqadan cusub ee aad raadinaysaan. LAAKIIN hadii ay tahay habka qudha ee aad cilmiga tafsiirka ku baran kartaan, markaa waxaan ilaahay idiin weydiinayaa in uu idiin fudideeyo qorshihiina.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abu muscab

Unrecorded Date
assalaamu calaykum waraxmatulaah
waxaan aad ugu faraxsanahay in daaqadaan ay gabdho
walaalaheen ah oo aad udadaalaya ay ku raadinayaan cid quraanka barta taas ooah mid aan
gabdhahaas walaalaheen ah ugu hambalyeynayo dadaal
kaas faraha badan inta aan iyaga u jawaabin ayaan
waxaan doonayaa kalmad in aan iraahdo saaxiibkay
gii aga horeeyey saaxiib waxaan jeclaan lahaa gabdhaha in aad wado tustid aywax kubartaan ee
ma ahayn in aad canaanatid oo aad hadal kulul kula
hadshid gabdhaha waxaan lee yahay sheega wadan ka aad joog taan aduunku wuu baaxad weynyahaye dadbadan oo diyaarayaa jiree
wassalaamu calaykum waraxmatulaah.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.