site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Maxaa xal u ah nin leh labo xaas oo ayna isku meel joogi mid somali midan filand

SomaliNet Forum (Archive): Islam (Religion): Archive (Before Sept. 29, 2000): Maxaa xal u ah nin leh labo xaas oo ayna isku meel joogi mid somali midan filand
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mahamed

Wednesday, July 05, 2000 - 12:13 am
walaalayaa waxaan jec laan lahaa in lega qanciyo
diintu waxaa leedahay ninkii laba xaas leh ee aan
xaqsoorin inuu soo bixidoono isga oo dhinac u janjeero marka aniga waxaan lahaa xaas oo ii heysay 3caruur ayaa waalidkey igu qasbeen inaan uraaco filandi dantu waxay ka fursan weyday inaan raaco markii aan mudo joogay ayaan waxaan helay gabartii labaad oo ilaa hada aan lanoolahay marka
sidee xaquuqdooda lagu simi karaa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Leilaa

Unrecorded Date
beenta hala daayo, ee runta ka hadal, yaa Alaah, alaah ha noo maciino

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.