site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Muhiim jiddan jiddan jiddan jiddan jiddan

SomaliNet Forum (Archive): Islam (Religion): Archive (Before Sept. 29, 2000): Muhiim jiddan jiddan jiddan jiddan jiddan
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, July 17, 2000 - 04:38 am
walaal riix halkan hoose si'aad udhagaysato cajalado muxaadaraad ah oo kahadlaya xizbiyada kala jajabisay umadii somalida iyagoo diin ugusoo gabanaya

http://troid.org/new/events/spotlights/sumaaleespotlight.htm

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefoowKaniini

Monday, July 17, 2000 - 06:51 am
,,,,,,Riixay oo dhagaystay inkastoonan kulli aanan wada Dhagaysan oo Sheikh aan aad u jecelahay baa iiga soo bud yidhi,,Sheikhal calaamah Sheikh Maxamad Qawi oo Dhinaca kalee cajaladda aan dhageysan kari waayay uu iga go'goyay,,,,, Oo haddanna waxaad tiraaheen Isutagga Imaaraadka Carabta buu Joogaa,,,,waa Sheikh Daggan Oo in la dhageystaa mudan siyoon Garan waayay Ninkanaad tidhaaheen Cabdullaahi Sheikh Xaashi toloow ma waxaad ka waddaan kii Ina Cali Xaashi ahaa ee aan garanayay wuxuu ka mas'uulka ahaa!!!!!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Marwaan

Unrecorded Date
Asalamu Caleekum.

Walaal haka dhigin wax anaga (Soomaaliya), nagu kooban ee Dunida muslimkana weey nala qabaan.

Waana kuwa diinta na soo gaarsiiyay Ilaah idin kiisa, weeyna socon doonaa qaniyadaan, wax shaki igama jiro iyo mad madoow, inta laga gaaraayo Khilaafa Raashida.

Ee adiga kubiir tan kula qurxoon, AMA ka daneeyso oo yuusan wakhti kaaga lumin, ceebeen tooda.

Walaahu Aclam.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.