site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Salmaan cowdah oo loo ogolaaday duruusta.

SomaliNet Forum (Archive): Islam (Religion): Archive (Before Sept. 29, 2000): Salmaan cowdah oo loo ogolaaday duruusta.
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ms

Monday, July 17, 2000 - 11:32 pm
assalamu calaykum
waxaan idinku bishaaraynayaa in sh/salmaan cowdah
dowladda sacuudiga u ogolaatay duruusta cilmiga
in uu ka akhriyo masaajidda.
waxaana eebbe ka rajaynaynaa in culimada kalena loo
ogolaado kuwa xiranna la soo sii daayo.


wabillahi towfiiq.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

bashir abdi.

Tuesday, July 18, 2000 - 01:27 am
Walaal waad mahadsan tahay arinka aad noo soo gudbisey. Waa arrin horumar leh oo qofka muslinka uu ku farxo. waad mahadsan tahay mar kale.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

BARBAAR

Wednesday, July 19, 2000 - 11:06 am
MAANSHA ALAAh xidhitaankii sh.salamaan ugama darin, waayo allena cibaadadii ayuu ula gaar noqday jeelka dhexdiisa oo mashquulkii magaalada buu ka raystay cilmigiina waa kusii kororsaday hadana wakaa alle meeshiisii ku soo celiyey ee dacwada bixinaya allena wuxuu yiri WAXBAAD JECLAATAA LAAKIIN SHARKUU AH WAXNA WAAD NeBCAATAA LAAKIIN KHAYRKUU AH ALENA WAA OG YAHAY IDINKUSE WAXBA MA OGIDIN, walaalayaal haloo du ceeyo culumada kalana. TO. MS jasaakalaa khayr.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.