site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Ibnicumar,WARYAAN CULUMADA WAX LAGA SHEEGIN !!

SomaliNet Forum (Archive): Islam (Religion): Archive (Before Sept. 29, 2000): Ibnicumar,WARYAAN CULUMADA WAX LAGA SHEEGIN !!
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ibncumar

Tuesday, July 18, 2000 - 05:42 am
walaalayaal culumada waa dhaxalikii Rususha ciligooda ,hadaba ma banaano in la dhaawaco.waxaan halkaan ka akhriyayninka wax ka sheegayay sh cumar faaruuq,wax uusan hubin,isla markaasna aan waxba ka jirin.
culumada unada ayaa jecel kuna qanacsan,laakiin munaafaqiintu ama cilmaaniyiintu ma jecla dadka kherka lagu tilmaamo.
by:Mohamed SH Cumar Faaruuq
mail{ibnicumar@yahoo.com,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

BILE

Wednesday, July 19, 2000 - 11:15 am
JASAAKALAAKHAYR, waa runtaa oo ma banaana in culumada la dhaawaco wixii ay ku gafsan yihiina waa in looga naseexeeyaa waliba dadka kale ee culumada ah. su,aal aan ku waydiiyo IBNUCUMAR adigu ma ina CUMAR FAARUUQBAA TAHAY? adoo iga raali ah, waayo magacaaga ayaa iila ekaaday aad hoosku qortay.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.