BARBAAR | Unrecorded Date walaalayaal waxaan ognahay in wadamada gaalada aan kala kulanay dhibaatooyin badan, oo ayka mid yihiin inaga oon ka aamin qabin caruurteena ama caruurta ay dhalaan in ay diinta ku sugnaanayso. waa laa shaki in dhibaatooyinka dhulkan gaalada wax inaga soo gaadhayaan hadaynaan ka tabaabushaysan, markaa walaal sidee u aragtaan in looga badbaadayo dhulka gaalada mise waxaa doonaysaan in aan noqono NIN QOYAN BIYO ISKAMA DHAWRO. WABILAAHI TAWFIIQ> |