Unrecorded Date walaalayaal dhibaatooyinka dhulka gaalada aynu kala kulanay iyaga oo badan ayaa waxaa ugu sii daran inaga oo aan ka aamin qabin caruurteena ama kuwa aydhalaan in ay islaamka ku sugnaanayaa hadii aynaan ka tabaabushaysan. sidee hadaba u aragtaa in aynu kaga badbaadayno dhulka gaalada? WABILAAHI TAWFIIQ