site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

SELEFIYOOW talo waa tii GABDHUHU ku siiyeen!!!

SomaliNet Forum (Archive): Islam (Religion): Archive (Before Sept. 29, 2000): SELEFIYOOW talo waa tii GABDHUHU ku siiyeen!!!
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

WAL-FILLAAHI

Thursday, August 24, 2000 - 01:38 pm
Assalaamu Calaykum walaalkay SELEFI waxaan naftayda iyo taadaba kuu dardaarmayaa walaaloow aan ALLAAH ka baqno yaynaanna noqon fitno u joog waad u jeedaa DOODAADII dhibka y keentay, waa hadday kula tahay koley anigu waxaan arkayaa inay dhib badan keentay, waxaad u egtahay nin FORUMKAN ku cusub waayo nin walba caqligiisaa lagula hadlaa marka waxaa haboon in dadku maanta sida ay u badan yihiin in lagula hadlo.
Arimaha aad ka hadashay anoo in badan kugu raacsan baan waxaan haddana arkaa TALADA gabdhaha walaaleheen ahi kusiiyeen inaadan DHEG u dhigin oo aad hadalkii sii wadid, TALADII DEEQO iyo SUMAYYO bal walaaloow dib u akhri.

Walaalkaa
FILLAAHI

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

yaab

Friday, August 25, 2000 - 07:05 am
yaad lahadlee walaal r u all right...

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.