Ladan17 | Thursday, August 31, 2000 - 07:21 pm Asalamucaleykum, how are you my fellow brother and sisters. I'm very interested in the seven names of the jannahs, i hope you can help me. All i know is fardows&nacimo... Thank you and may Peace be upon all. |
Waryaa | Saturday, September 02, 2000 - 10:19 am Salama... Sister, if you imply to the primary names of Janno, there is one commonly known by every single Muslim, be he young or not: Janada Fardoowso! Janada ugu Fiican, tan ugu Qiimo badan. Ilaahey aan ka tuugeynaa inuu inoogu Abaalmariyo: Amiiiiiiiiiiiin!! Macsalaama! |
Shukria | Sunday, September 03, 2000 - 03:39 pm Salaamu allaykum wallaaleey anigu mawada aqaano Janooyinka magacyadooda. inta aan aqaano waa Janatul fardowsah, Janatu caaliyah, Janatu Naciimo But Janada uu Rasuulka SCW uu na dhahay Illaah ka barya waa Janatul fardosa. ILLaahay Ha noo sahlo anaga iyo muslim ah |