This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...
Go to Current Forums ...with millions of posts
Monday, September 04, 2000 - 03:23 am Assalaamu Calaykum Walaalahayga MUSLIMIINTA ah waxaan ugu bishaareeynayaa in walaalkiin ISLAAM@USA.COM uu idiin furay Guri aad ku nasataan Markaad INTERNETKA ku daashaan ama waxyaabo aad jeclaysan waydaan ku aragtaan ama aad ku wareertaan waxaan idiinku bishaaraynayaa inaan idiin furay guri cusub mar la dhashay DAWLADEENA cusub, halkaas oo aad INSHA'ALLAAHU ku farxi doontaan kan Faa'iidaysan doonaan, ku soo dhowaada wixii lagu yiqiin GURI qof Muslin ah. Haddaba walaal ha moogaan HOMEPAGEKAN Http://home.freei.com/Islaam waa walaalkin Ilaam@usa.com
| |
Wednesday, September 06, 2000 - 07:45 pm Assalaamu Calaykum XAQIIJIN & DIB U SIXID ADRESSKA: http://home.freei.com/islaam Islaam@usa.com
| |
Tuesday, September 12, 2000 - 09:42 pm Assalaamu Calaykum Akhri Boga MUSTAQBALKA (AAKHIRO) iyo GABAYGII ...Moowtka... http://home.freei.com/islaam Walaalkiin Islaam@usa.com
|