QUMANE | Unrecorded Date WAXAA WEYSADA JIBIYA ILAA LIX WAXYAABOOD. 1 WAX KA YIMAADA LABADA JID EE DADKA 2 TAABASHO NAAG SI SHAHWO AH 3 DHAQIS MEYDKA 4 CUNIDA HILIBKA GEELA 5 KA BIXISTA ISLAAMKA 6 HURDO DHEER |
SUMAYA | Unrecorded Date SALAAMA CALEYKUM, WALAAL QUMANE WAXAAN TIRRI WEESADA WAXAA KAA JEBIYA CUNISTA HILIBKA GEELA HADABAA SIDEE BUU U JEBINAYAA? FADLAN HADII AAD AWOODID IGA SOO JAWAAB, MANA AANAN MAQLIN HADA KA HOR WAXAAS OO KALE LAKIIN HADII AAN U HAYSID JAWAAB SOO JAWAAB FADLAN. |
Deeqo | Unrecorded Date TO: SUMAYA SALAAMU CALAYKUM !!! walaal su,aashaada hilibka geela ku saab san hadaan isku dayo inaan kaaga jawaabo walaal waxaa dhacday hada ka hor intii uu noolaa (ncws) ayaa nabiga iyo asxaabtii cuneen hilib geel kadib markay damceen insalaadii la aado ayaa waxaa rasuulka u soo urtay dhuuso marka rasuulku ma oran hebal baa dhuusay ama yaa dhuusay marka asagoo nabiga tix galinaya asxaabtii ayuu ku yiri dhamaan tayo waa inaan soo waysay sanaa xataa aniga ayuu yiri rasuulkii marka halkaas ayay katimid hilibka geela in uu salaada jabiyo. balse anigu cilmi saas ah malihi waxaan ka codsanayaa walaal lahayga kale inay wixii iga qaldan ay saxaan. balse waxaan jec lays tay oo kaliya inaan wixii karaan kayga oon walaala hay ku dhaamo aan ufaa iideeyo!!!!! |
SUMAYA | Unrecorded Date WACALEYKUMA SALAAM, WALAAL WAAD KU MAHAD SANTAHAY JAWAAB TAADII OO WAAN KU QANCAY, KOLEEY HADII AAD TIRRI DADKA IGA QOONTA ROON HAKA SOO JAWAABEEN WAY FIICAN TAHAY, AYAGAAN LASUGAYNAA JAWAAB HADII UU ILAAHAY YIRAA, JAZAA KALAAHI QAYRAA. |
Anonymous | Unrecorded Date hay am new and have just came into england and would like to know more about islam i have stiuded it for many years and found it very interesting and would very much like to know more about it, that is way i joined this club so i would like to talk to some somali muslims and hope to find out more interesting things and also can they e-mail me in english because am not good at reading somali. so pl |
Khalid | Unrecorded Date To: Anonymous, I would be glad to entertain or find an answer for any question you might have about Islam. After all, it is every muslim person's duty to spread the word of Allah. So, if you have any question about Islam, don't hesitate to ask it and I will get back to you with the answer. |
Ruqiya | Unrecorded Date Brother, Thanks may Allah be with u. I hope u will stay a good muslim like u are doing know. I am hoping u will explain more about islam. MY Allah suban Watahaal help u as u help other muslims. JazaAllahu Kari. |
hodan | Unrecorded Date salaamu caleykum Qumane waxaan ku way diinaayaa maxaad ka wadaa ka bixida islaamka ayaa kamid ah waxa waysada kaa jabinkara fadlan iisoo faah faahi waxaad ka wado iinsh Allah. shugran. |