site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

KIMAAYO YAA LEH

SomaliNet Forum (Archive): Islam (Religion): Archive (Before Sept. 29, 2000): KIMAAYO YAA LEH
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

JAY.Z

Wednesday, September 06, 2000 - 08:54 am
HELLO
GUYS

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Skandaneefiya

Wednesday, September 06, 2000 - 11:09 am
Waxaa Kismaayo leh qof walba oo Aadane ah oo si wanaagsan rabaa in uu ugu noolaado. Isaga oo aan loo eegeeyn QABIIL, DIIN iyo MIDAB.

Walaal kaa oo reer Kismaayo ah

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SAMADOON

Thursday, September 07, 2000 - 08:39 am
Asalaamu caleykum

KU cidii fahmeysa:
mowdhucan waa kan kala saara nacasyada waxmagaratka ah iyo cuqaasha fiirada dheer
waayo modhuucaan waa kii doqomada 10 sano umada baabi'iyey ku murmi jireen waana mowdhuucaan midka indheergaratka xalinayeen dhibka kayimid.

hadii cidi leedahay xitaa sida qabiilada soomaaliyeed lagu yaqaan oo walaalkeen qormadaan bilaabey aan ucudurdaarno maadaamo laga yaabo inaanu wax lasocon ha udoonto waxa inuu fahmo uu doonaayo si macqul ah iyo meesheeda waa markaan xitaa ufikirno sida qaar soomaalida jeceshahay. waxaana igu kalifay hadalkaan danbe walaalkey qormada bilaabay oon rabo boogta jirta inuu fahmo ee walaalow xitaa haduu mowdhuucu kuu saxanyahay xagaada umad baa kushar qaadaneysa adna waxbaa kuyeelan ee ka fogow wixii danbi kaaga imaan.

sideedana goboleysi iyo qabiileysi in la isku dhibo ma banaana, inla isku wanaajiyo intii arintaa isku keyneyso ma xuma iyadoon muslinka kale lagu dhibeyn. dhulkana Allaah yaa leh meeshii ka banaan dhulka muslimiinta ka dag, dadkana Allaah yaa leh cidii aad fahmeysit ladag daka muslimiin.

mida kale mowdhuucaan islam current ma soo galaayo

Salaamun calaa mani taqaa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Friday, September 08, 2000 - 05:38 am
Salaam Calaykum,

Macalinka, horta meeshan masaajid ayey noo tahay waa lagu cibaadaystaa...waa maqaamka waan ku shamirnaa...marka hadii aad doonaysid in aad ogaatid yaaleh kismaayo....khubaradda ku takhasustay cilmiga ijtimaaciga iyo jiqraafiga waxaa laga helaa bage:ka general:ka markaa xagaa aad.

Mida kale adiga maxaa ka raadinaysaa cida kismaayo leh? Waa itiqilaah yaa akhi, oo wakhtigaaga wax aan waxba kuu taraynin ha iskaga luminin!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

kissa

Saturday, September 09, 2000 - 12:45 pm
to jay.z
kismaayo waxaa iskaleh
somali
marka laga reebo
reer mudug lol

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, September 11, 2000 - 04:16 am
Kismaayo waxaa iska leh ILLAAHEY (EEBBE).

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ansaari

Monday, September 11, 2000 - 12:53 pm
Kismayo somali baay uhooy tahay!
1- Cid walbaa leh
2- Dadka degase (oo nooc waliba leh) ayaa
ehelkeeda ah.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

BARBAAR

Monday, September 11, 2000 - 07:28 pm
asalaamu calaykum,waxaan idin dhihi lahaa dhulkoo dhan alle ayaa iskaleh, idinkuna taraansid baad ku tihiine meesha aad u socotaan wax u diyaarsada allena ha laga cabsado oo bogaan waxaan qusayn ha laga daayo.
wabilaahi tawfiiq.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, September 11, 2000 - 11:02 pm
JAT-Z SUAALO XUMIDAA OO JECLIDAA INAAD MURAN ABUURTO MEEQA MEEL AAD FURTAY OO SUAAL DARAN WANA KUKHASAARTAY.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jay.z

Tuesday, September 12, 2000 - 09:51 am
anonymous
aniga koleey waa kaa helay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SUUDI

Wednesday, September 13, 2000 - 10:55 am
KISMAAYO WAXAA ISKALEH DHAMAAN
QABIILKA DAAAROO MARKA LAGA SAARO MAREEXAAN

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ARJUN

Friday, September 15, 2000 - 04:05 pm
TO JEY.Z
KISMAAYO WAXAA IS KALEH
DAKA KUNOOL WALAAL
IYO ALL •••••••

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

talo

Monday, September 18, 2000 - 11:42 am
to.jay.z
kismaayo waxaa iskleh
soaali oo dhan walaal

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

calanleey

Wednesday, October 04, 2000 - 04:16 am
Kismayo waxaa iska leh Ogaden, iyo intii nabad kula noolaan jirtay.

Calanleey

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.