site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

WAXAAN.DOONAYAA.GABAR MADHIBAAN.AH

SomaliNet Forum (Archive): Islam (Religion): Archive (Before Sept. 29, 2000): WAXAAN.DOONAYAA.GABAR MADHIBAAN.AH
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

JAY.Z

Wednesday, September 06, 2000 - 09:10 am
A\CALEEYKU
WAXAAN.DOONAYAA.GABAR MADHIBAAN AH

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

fartuun

Wednesday, September 06, 2000 - 09:33 am
hi.jay.z
maxaa kugu kalifay
inaad
raadiso
gabar. madhibaan ah
magabdho kalaa weeysay mise adaa madhibaan ah

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ayada

Wednesday, September 06, 2000 - 10:40 am
asalaamu calaykum

subxaana alaah, subxaana,subxaana,subxaana ilaahay ka xishooda oo dadka iska daafa qabilna qal ma dhaamee

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xaraaye

Wednesday, September 06, 2000 - 03:37 pm
fartuun iyo jay z waxaan idiin sheegayaa wax madhibaan ah inuusan jirin soomaalina waa soomaali mida kale dad muslim ah baynu nahay miyaad iloowdeen taas,een ama madhibaan guurso ama midkaleba guurso laakiin waxaad ogaataa aduunku sidiisaba inuu ku meelgaaryahay oo laga tegidoono, umada nabi mohamedna faraha ka qaadaa oo wax kale ka sheekeysta.oo wax lasheekeystaa badaa , mida kale ogaada waxa wadanka burburiyay waa khabiil oo maanta wadan gaalo iyo meel aan la qoonin ceyr looga tuugsanaayo, sidaa iyo nabadgelyo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jay.z

Thursday, September 07, 2000 - 07:24 am
to.xaraaye
walaal maxaad tahay
qof dumara mise nin
adoo raali ah/

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

nin

Thursday, September 07, 2000 - 07:39 am
walaal xaaraaye meesha waxaad ku seer tay
waxaa gii xilka lahaa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abu muscab

Friday, September 08, 2000 - 07:08 am
ASALAAMU CALAYKUM
Walaalayaal waxaan marka hore ku leeyahay JAY.Z
Hadii waxa aad sheegaysid ay cayaar iyo in aad qabiiladaas wax udhintid ay kaa tahay waxaan ku leeyahay alaah ka cabso maxaa yeelay dadku waa isku mid. laakiin hadii ay kaa tahay in aad baabi'inaysid caadada xun ay leeyihiin somaalidu oo ah takoor waxaan taas u arkaa in ay diin tahay anigaana kugu waa faqsan taas.... Waxaan ku leeyahay gabadha la yiraahdo FARTUUN walaal adigoo raali iga ah waxaad iiga jawaabtaa magaranaysaa dadkaas meesha ay ka yimaadeen.hadii aadan garanayn aniga ayaa kaaga jawaabaya wuxuu yiri rasuulku (S.C.W) DADKU WAXA AY KA YIMAADEEN AADAM, AADAMNA WAXAA LAGA ABUURAY CIID.
Waxaan kuu sheegayaa adiga iyo dadkaas aad yasaysid in aad isku mid tihiin waxaaba lagayaabaa in ay xaga ale kaaga dhow yihiin ee walaal rabigii ku abuuray ka cabso . rasuulkana (S.C.W) markii la waydiiyay dadka yaa ugu sharaf badan waxa uu sheegay kan ugu cabsida badan. dadkuna ale uma kala sokeeyaan waxa lagu kala sharaf badan yahay sida ale loogu kala dhow yahay.saaxiib kay JAY.Z waankugu taageersanahay raraadintaas iyo bur-burinta caadadaas xun ee MUNKARKA AH.
WAXAANA RAJAYNAYAA SOMAALIDU IN AY KA WAAN TOOWDO CAADADAAS FOOSHA XUN
WASALAAMU CALAYKUM

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ISMAHAAN

Saturday, September 09, 2000 - 08:29 am
TO.JAY,Z
WALAAN WAXAAN AHAY GABAR WADAAD AH
LAKIIN WAXAAN KAA LA TALIN LAA HAA QABIIL
WAX HAKU RAADIN WALAALOOW
HADAAD RABTO GABAR WADAAD AH
ANIGA I GUURSO
W\CALAAM

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DANEESTE

Saturday, September 09, 2000 - 09:51 am
TO. JAY.Z
WAA KU MAHADSAB TAHAY
SI AAD WAX U RAADINEESO
BY DANEESTE

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

upax

Saturday, September 09, 2000 - 08:37 pm
to.jay.z
aboo morka hore waan ku salaamay
walaaloow qabiilka iska daa
hadaa jeceshahay in aad guursato
qabiilkaan raad so si caadi ah
waad mahad san tahay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

yaxye

Monday, September 11, 2000 - 07:12 am
to. jay.z
aniga koleey waan ku guraacsanahay saad wax
u raadineeso by

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, September 11, 2000 - 11:04 pm
JAT-Z SUAALO XUMIDAA OO JECLIDAA INAAD MURAN ABUURTO MEEQA MEEL AAD FURTAY OO SUAAL DARAN WANA KUKHASAARTAY.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ANWAR

Wednesday, September 13, 2000 - 08:42 am
ASALAAMU CALAYKUM
TO: ISMAHAAN
Walaal waxaan kuu rajaynayaa khayr badan waxaan aad ugu faraxsanahay in aad tahay gabar wadaad ah walaal aniguna wiil wadaad ah ayaan ahay waxaana raadinayaa gabar wadaad ah kuna dhaqanta diinta ale kumana raadinayo qabiil sidaas daraadeed ila soo xiriir anwar335@hotmail.com
W/CALAYKUM

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

JAYZ

Wednesday, September 13, 2000 - 10:53 am
TO ANWAR
WARAA GABDHA HA EEGA DHEX BAX SXB
SEY KA NOQOTAY
QOLKAAN ANAA IS KALEH
SXB EGARAALI NOQO MEELAHAA KA RAADSO WADAADA DAADA
KU WAAN ANAY ISU GAA YAAN OKEY
ANA WALI MAHELIN GABADH MIDHIBAAN AH
ILAA IYO HADA
HADAAAN WAAYO KUWAAN AAN MID KA GUURSANAA

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ANWAR

Wednesday, September 13, 2000 - 06:19 pm
salaan ka dib saaxiib JAYZ aad ayaan uga xumahay in aan ku soo weeraray saaxiib waad iga qoslisiisay waana kaaga baxayaa
waxaanse ka baqayaa intaad heshid taad raadinaysey in aad iga dayacdid wadaada oo aad iga sii daysid
SAAXIIB MARKALE AYAAN KU LEEYAHAY RAALI IGA AHOW

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

JAY.Z

Friday, September 15, 2000 - 04:00 pm
t0. ismahaan
egaRALI NOQO WALAASHIIS
ANIGA GABDHO AA DHAN MAOONAYO

MID WAAD AH IYO MID AAN WADAAD AHEN
KALIYA WAXAAN DOO NAYAA GABAR
MADHIBAAN AH

MAR LABAAD EGA RAALI NOQO

ABAAYO XAAL QAADO

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ISMAHAAN

Saturday, September 16, 2000 - 09:13 am
TO. JAY.Z
ABO WAAD MAHAD SAN TAHAY
ANIGA MA IHI QABIILKA AAD SHEEGEESO
BALESE SI WALAAL TINIMO AH AYAN
WAX KUU GU SHEEGAY HADII AADAN DOONEEY
WADAAD SI DHABA KUULA SHEEKEESATO
ADIGA
MA AQAAN WAXAAN KU DHAHO WAAALOOW

NABADEEY

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

lol

Tuesday, September 19, 2000 - 09:17 am
waryaa ceeeeeeeeb
ceeb loooooow

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

be./cool

Wednesday, September 20, 2000 - 08:16 am
waraa suaal xumidaa yo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

qoflaaye

Wednesday, September 20, 2000 - 08:19 am
jay
maxaa ku sameenee gaba madhibaan ah

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

XAQSOOR

Wednesday, September 20, 2000 - 05:26 pm
to; ismahan walal aad baad ugu mahadsan tahay sida wanaagsan ee aad isugu dayday in aad walaalkaa u caawiso haday daacad ka tahay,laakiin JAZ waxaan dhihi lahaa wax madhibaan la yiraahdo ma jiraan dadkuna waa isku wada mid alle agtiisana waxay ugu kala dhaw yihiin cabsidiisa, waxaana yasan oo magacyada la isku yasa oo dhan qaadanaya qofkii aakhiro JANADA LAGA WAAYO!!!!!!!.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Salem

Thursday, September 21, 2000 - 05:29 am
Saaxiib, waa jaahiliin dadka kugu hiifaya dooqaaga. Gabdhaha Madhidaan kama dhacaan kuwa kale sinaba. Laakiin anigu waxaan kugula talinayaa inaadad gabadh qabiilkeeda oo qudha u guursan. Xulo qof ku qancisa. Nabadey

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

umalkhair

Thursday, September 21, 2000 - 07:23 am
As-Salaamu calaukum.

Waxaan waraaqdan u soo qorayaa Jaz,Ismahaan,iyo Anwar.

Jaz,waxaa ka amuuqata qoraaladaada inaad tahay qof wakhti badan haya oo aan uga faa`iidaysanayn wakhtigiisa sidii la rabay.
Waxaan kuleeyahay wakhtiga uga faa`iisayso wax ku anfacaya aakhiro iyo addunyaba.
hadaad nin fiican oo ah mid leh labadii shardi ee Rasuulku(scw)sheegay wax ku raadinaya ku bushaarayso gabadh fiican waayi mayside!
labada shardi waxay kala yihiin Diinta oo uu yaqaan inta ugu muhiimsan sida Tawxiidka iyo arkaantii Islaamka,Iimaanka,iyo akhlaaqwanaagsan.

Ogow Jazoow weligay adigoo kale kuma guursadeen gabadh aan kanaxana kuguma dareen(SORRY)waxaan ka xumahay haduu miduuni gabadh kugu dari.

Rasuulku wuxuu yiri dadka waxaa Ilaahay agtiisa loogu nacayb badan yahay"MID-ka muranka badan(jecel)waxaa layna amray xataa inagoo xaqa sheegayna inaanaynu murmin.
Walaal wakhtiga badan(firaaqada)shabaabnimada caafimaadka uga faa`iidayso inaad xaga aakhiro wax u sii hormarsato.Sida xifdiga Qu`aanka iyo dhamaan xusida Allaah.
Ogow madhibaana ma ahiye.waxaan weliba ka soo jeedaa reerihii ugu darnaa inay dadka liidaan laakiin aniga Allaah wuu iga nabad galiyoo waxaan aaminsanahay in wixii xumi MIDGAAN YAHAY qabiilkuu doonaba ha sheegtee.

Ismahaan walaal hadii ay kaa ahayd dhab inaad Jaz sidaa ugugu deeqaysid naftaada,waan kaxumahay waayo gabadh wadaada inay noocaas guursato maaha.

Ilaahayna hakugu arzaaqo rajul saalaxa oo kugu dhaqa Islaamnimada tin ilaa cidhib.end.

Anwar,walaal baarakal-Laahu fiik sidaad wax xalaala iyo gabadh dhawrsan u raadinaysid,waxaan ku leeyahay dooro mid daatud-DIINA hadaad caawimo rabtid iyadoo aan gabadh layska kaa siin doonin!ilaa lagu soo baaro sidaad adiguna ku tahay ku dhaqanka Islaamka waayo nin aan Dayib ahayn ma gayo gabadh wadaada,sida afku dable Qaad wale iwm.
La xiriir KHALID BIN WALIID MASJID OO KU YAALA Toronto,Canada..416-745-2888.hadii aad Canada degenyahay...
waayo waxaa la soo xiriira gabdho cafiifaad ah oo guur doona.AMA Ismahaanba yaanay kaa fakan ee isla xiriira!!!!!
Dhamaantiin iga raali ahaada dardaarankeenuna waa cabsida Allaah.
umalkhair@hotmail.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

umalkhair

Thursday, September 21, 2000 - 09:25 am
Waxaan ka cdudurdaaranayaa anigoo ah umalkhair una jawaabayey ninka la yiraa Jayz inaan markii hore khalday magaciisa...

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.