jay.z | Thursday, September 07, 2000 - 07:20 am madax weenah cusup. ee somalia yaa dortay ma shacabka jabuuti mise shacabka somalida? |
Skandaneefiya | Thursday, September 07, 2000 - 09:46 am Shacabka Soomaalida oo dhan................ |
yaa kale | Thursday, September 07, 2000 - 10:44 am asalaamu calaykum aniga kulayba wan ku canaqsanahay lol lol lol lol lol olol lol |
jay.z | Friday, September 08, 2000 - 09:15 am yaakale ega qalee saaxiibeey |
yaa kale | Sunday, September 10, 2000 - 09:21 am asalaamu calaykum maxaan iga samaysay an kaga qaleyaa? |
Anonymous | Monday, September 11, 2000 - 11:07 pm JAT-Z SUAALO XUMIDAA OO JECLIDAA INAAD MURAN ABUURTO MEEQA MEEL AAD FURTAY OO SUAAL DARAN WANA KUKHASAARTAY. |
jay.z | Wednesday, September 20, 2000 - 08:18 am yaakale come on yo |