site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Sharciyo is khilaafsan

SomaliNet Forum (Archive): Islam (Religion): Archive (Before Feb 2000): Sharciyo is khilaafsan
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mohamuud

Unrecorded Date
Shacigee la qaadan haddii kan islamka iyo kan waddankaa ku nooshahay is diidaan?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Dr Who

Unrecorded Date
Salamu alaikum

Ku: Mohamoud

Walaal, Qofku markuu dhaho Islaam baan ahay macnaheedu waxay tahey waxaan yhogaansamey sharciga Alaah iyo Diintiisa. Islaam macnehiisu waa HOGAANSAN.

Walaal Su'aashaada inkastoon fahmin hadana waxaan isleeyahay waxaad ula jeedaa Hadii Sharciga Islaamka iyo Sharci Gaaleed Isqilaafaan kee raacayaa, hade su'aasha jawaabteedu wey cadahay.
Jawaabtu waxay tahay Islaamka ayaad raaceysaa hadaad Muslim tahay.

Waslamu alaikum Warahma

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Zakariya

Unrecorded Date
Asalaamu Caleykum
Walaal su'aashaadu ma cada qofna lama garan karo micnaha uu ka wado haduusan sharax badan ka bixin. Hadaan siday u qoran tahay uga jawaabo, sharciga Islaamka wax ka hor imanaya oo jira ma jiraan marka laga reebo midka gaalada kaasoo ay ugu tala galeen. Islaamka lid kuma aha sharciga wadanka aad joogtid diintanaduna ma qabto in dowlad sharci ay dhigatay in la buriyo waa hadii aysan ku jirin wax macaasim ah oo keenaya in looga gudbo xadka Alle inoo dhigay. Tusaale, wadanka aan ku nooshahay wuxuu leeyahay sharciyo, waxaana ka mid ah in "stop light"ka in laga istaago markay xiran tahay; Islaamkana wuxuu ku tusayaa inaad dowlad walba ku adeecdid wax walb oo diinta Islaamka ogshahay oo aan macaasi keenayan.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.