site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Caawinaad Islaamiyi ....

SomaliNet Forum (Archive): Islam (Religion): Archive (Before Sept. 29, 2000): Caawinaad Islaamiyi ....
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

walaalkiin

Thursday, September 14, 2000 - 10:40 am
salaamu caleykum dhamaantiin....

Waxaa aan rabaa inaan suaal weydiiyo walaalahey oo iiga war roon xaga diinta..
Aniga oo xaasle ah.. ayaa waxaan doonayey inaan ogaado in diinta ay mamnuucday iyo in kale .. in ninka naagtiisa ay u nuugi karto bahalkiisa... iga raali noqda af xumada laakiin si kale o loo sheego ayaanan garaneyn...Iyana inaan u leefo... bal arintaa idinkoo raali ah iiga soo jawaaba.. ma doonayo inaan waxay diinta diiday sameeye...Ta kale hadii caanaha naagteyda ay carabkeyga gaaraam miyey iga furnataa taasna bal iiga soo jawaaba...
wa salaamu caleykum

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

aniga

Thursday, September 14, 2000 - 11:27 am
asalaamu calaykum

subxaanalah subxaanalah subxaanalahi camayaquuluna culuwan kabiira subxanalah walaal maxaaa waaye waxas dad musliman nahaye maxa waxaas isku waydiinaynaa ilahayow no naxariiso oo no dhabi dhaaaaaf

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Walaalkaa ku jecel

Thursday, September 14, 2000 - 08:14 pm
Naariis iyo nabadgalyo korkaaga ha ahaato

Inkastoo ay tahay su'aal hadana marnaba kama filayn Walaalkin in uu sidan qayaxan ugu rafanayo hadal hadana waan ugu jawaabi lahaa

1-marka hore chanelka waxaa soo gala dad badan oo maata ha mana ila haboona inay waxan iyo wa la mida aqriyaan.
2-hadii aad rabtid inaad ogaatid waydii culumada ama kala xiriir meelaha loogu talo galay.
3-waa arrin macluum daruuri ah inayan banaanen oral sex islamka dhexdisa iyo iyadoo ah dhaqan gaalo

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.