site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Xarunta Guur Doonayaasha.

SomaliNet Forum (Archive): Islam (Religion): Archive (Before Sept. 29, 2000): Xarunta Guur Doonayaasha.
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Sahalyare

Unrecorded Date
Waxaan aamin sanahay in rag iyo dumar badan oo soomaali ah aay rabaa in aay guursadaa. Lakiin waxeey layihiin dumar aay guur sadaan, dumarkana sidoo kale. mark dadka doonayaa in aay guursadaa waa in loo sameeyaa website (homepage) isu keena
Ilaahay waxaan karajeey nayaa dadbadan in aay kahelaan qof (nin iyo naag ba)nooca aay jecelyihiin in eey nolol lageebsadaan.

tusaale waxaan kahadlaayo ookale waxaa laga helikaraa
objective: just to reduce zina and make marrige easy for those who are willing to get married
httP://www.Zawaj.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Internationale

Unrecorded Date
Waa fikrad wanaagsan SomaliNet usheeg maybe they can add a section for those willing to marry.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
sahalyare, thanks for bringing this good idea up. especially for us ladies who are shy but need to get married.somalinet the ball is on your side please give us a page like zawaj,which deals with somalis only as the saying goes without a culture you are a slave.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
Sal yare dumarka laga guursaday website umalayn maayo in ay guri dhisayaan waayo guurka website waxaa uu noqday sida kii mutcada. Marka dumarka wanaagsan haddii ay maqsinkooda ku xiran yihiin guurdoone ayaa helayaa ee dumarka yaan magac website xalaal lagu bari bixin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

FAHMO

Unrecorded Date
WAXAAN AHAY GABAR ISLAAMA GUUR DOONA YAASHANA KA MIDA

WAXAANA LA IGALA SOO XARIIRI KARAA
EMAILKAYGA OO AH

FAHMO22@HOTMAIL.COM

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Denmark

Unrecorded Date
aad baan ula riyaaqay hadalkaada wanaagsan blse waxaan kuu rajeenayaa in aad hesho nin wanaagsan oo ku dhaqdo maadaama aad tahay gabar wanaagsan ee guur doon ah in-shaah al laah .

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Run-sheegto

Unrecorded Date
Yabayee guur ayaa dadkii kasooharay, internet-ka wuxuuba noqday golaha (iskukaynitaanka dadka & golaha shunkaasiga).Somalinet waa in ay sameyso qeeb layiraahdo {GOLAHA GUURKA MISE SHUNKAASIGA), si cabaadkan gurdoonka uu u yaraado. Balse u maleynmaayo in ay waridoonto labo qof oo iskabartay internet dabadeedna isgursaday. waxaan lay'yahy dadkaas Ilahay qeyr ah idikagadhigo guurkiina. (Anonymous 2)I agree with you.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Management

Unrecorded Date
Salaama Caleekum dhamaan:

Aad iyo aad ayaa ugu mahadsantihiin sida sharafta leh oo aad figradaha isku dhaafsanaysaan.

Qofkii raba inuu dad barto wuxuu isku soo xayeysiin karaa qaybta isbarashada.
1- E-mail u dir forums@somalinet.com
2- waxaa lagu siin user name/password
3- Xayeysiintaada soo qoro.

Laakiin haddii aad rabtaan hab ka duwan e-mail u dir maamulka somalinet oo ah info@somalinet.com

Haddii aad su'aalo ama feedback SomaliNet u haysid fadlan isticmaal qaybta Feedback-ga SoamliNet sababtoo ah fariimaha aad meeshan ku soo qortaan waxaa laga yaabaa inaan la akhrin.

SomaliNet member.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

AhmedQadar

Unrecorded Date
Asalaamu caleykum waraxmatullaahi wabarakaatuhu?
Marka xigga Walaal Waxaan kamid ah dhalinyarada u
Quuddaran Guurka hase ahaatee aan Wali helin Qof
uu Nolasha la qeybsado,balse aan Alle ka rajeynayo
Mid qeyr qabta INSHAALLAH.
Marka maxaa loo wayey nin sida Gabadha Walaasheen
ah ee Fahmo isku soo Bandhigtey una dooneyso Nin
Guurdoon ah?
Fadlan aan dacad isku noqono haddii la doonayo Guur igana raali ahaada haddii aan ku dheeraadey ama aan qof gaar ah wax ka sheegey.
WAA WALAALKIIN AHMED QADAR OO JOOGA DENMARK.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Abdalla

Unrecorded Date
asalamu alykum waraxmatullahi..
walaalayaal, salaantaas sharafta leh dabadeed, waxaan aad ugu faraxanahay site-kan isbarashada ragga iyo dumarka nadiifka ah ee doonaya inay guur xalaal ah iyo guri nadiif ah dhistaan. runtii waa fikrad aad u wanaagsan oo alternative u ah shabaabka multazimka ah, balse waa in xishoodka meesha ka baxo oo si daacadnimo ah macluumaadka la isku dhaafsado(waa inta doonaysa zawaaj). SomaliNet-na waa inay ka werwareeganin oo ay xal u hesho mashruucan.
waa walaalkiin, Abdalla , Boston,USA.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Amina

Unrecorded Date
Amina
Bismilaah
Wilkii yiri manoqonayaan dumar, dumar lagu bartay meshaan mexey unoqon waayeen meiga soo jawabi kartaa
sobia7@hotmail.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

AhmedKadar

Unrecorded Date
Walaalayaal ugu horeytii Asalaamucaleykum Waraxmatulaahi Wabarakaatuhu Idil ahaantiinba Waa inta saxiibul caqliga ah.
Marka xigga walalaheyga Muslimiinta waan salaamayaa meel walba ay dunida dafaheeda ka joogan.
Haddii aan u soo noqdo waxaan damacsanahay hadaba waxaan ahey wiil dhalin yaro ah guur doon ah Allena ka rejeynayo in uu helo yaa ugu raacaya oo donaya Guur,haddi ay jirto gabar guurdoon ah fadlan ha igala soo xiriirto Emailkeyga oo ah Qadar32@hotmail.com
By:Ahmed kadar,Denmark.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CABDI

Unrecorded Date
ASALAAMA CALAYKUM
SALAANTA KARAMADA IYO NAXARISTA HUWAN EE ISLAAMAKA KA DIB, WALAALAHAYGA GOLAHAAN YIMIDOW, WAXAAN AAD UGU FARAXSANAHAY BOGAN HADANA WAAN KA MURUGAYSANAHAY, OO MAXAY TAHAY???
AAN IDIIN SHEEGE WAXAA FARXAD LEH GABAR WALAASHA AH OO AAD SI XUSHMAD IYO FARXAD, QADARIN IYO MAQSUUD LEH ISAGU BARATEEN HALKAAN, HADANA MUTACALIMAD AH, SOW FARXAD MAAHA.
MARKAAD KULANTEN GABADHII KUGU FOOLXUMAATAY,HADAAD WIIL ISLAAMA OO DIINTA QADARIYA TAHAY IYADOO MADAXA CAS KAA SOO HOR BAXDAY, SOW MURUGO MAAHA, BAL KA SOO TALIYA!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Abdi

Unrecorded Date
walaalayaal kuligiin waa salaaman tahiin
salaan ka dib waxaan raadinayey gabar
soomaaliyeed oo aan nolasha wadaagno sidii
ilaahay inoo baneeyey.
gabadhi diyaar guur u ah waxaan is waydaarsan
doonaa su'aalo badan,marka igala soo xiriir
abdi54@yahoo.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

OGE

Unrecorded Date
Asaalmu caleymun Waraxmatulaahi wabarakaatu.

waxaan halaan ooga mahad celinyaa dadka diyaariyey
golaha isbadhigida guurdoonka.
Marka xigta qaarunta ku mashquulsan Dunida labaad
waxaan oola jeedaa internetkee Ma waxaad isleedahiin guur lasku guuradey Internetka dhexdiisa baa Xamdulilaahi lagu leeyahay?
may may may. Ninkii guurdoon ah Gabdha reer
baadiyaha ee xoolaha la joogta ha guursdo.
Gabdhahan la qabsadey dadkaan aan dhaqanka aqoon
ee diirka cad , horumar u gaara beey gaareen,
sidaas awgeed aan ka guur la,aado.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

RUUN

Unrecorded Date
TO: OGE
WAAD KU QALDANTAY GAB DHAHA SOOMAALIYEED
EE KU NOOL QURBAHA AMA DHULALKA GAALO
HADAY KUWA ADIGA KULA JOOGA QAATEEN DHAQANKA REER YURUB <<OGOOW>> INAYSAN WADA QAADAN
HANA MOODIN DUNIDA OODHAN MEE SHAAD JOOGTO OO KALE INAY TAHAY.
AMA GABDHA HA SOOMAALIYEED MEEL KASTABA HA JOOGAANE INAY WADA QAATEEN DHAQAN KA XUN
DAD KA HA ISKU LABIN WAXAA JIRA GABDHO MUSLIMAADA IYO IYO GABDHO KHAABI THAADA.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anon

Unrecorded Date
Ruun, Oge (magaciisa waxuu uu tagan yahay EGO) waxaa uu waxaas kor ku qooron uu qorey oo uu hadanne uu qoray email addresskiisa waxaa uu rabaa attention iyo in laa wareeyo.
Waa raaga aaminsan dumarka dulmi baa lagu shukaansadaa. Noocu raadinayo email access uu ma laha ee talow muxuu email addresskiisa uu dhaafe.
Ma wuxuu is yiri gabar baa intaay carooto, caro daraadeed email ku soo direeysa. How desperate can one get!!!.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mohamed

Unrecorded Date
Asalamu calaykum.

Marka hore waxaan ugu mahad celinayaa dadka soo qaban qaabiyay mashruucan. Waxaan rabay inaan wax yar ka iraahdo fikrada OGE.Hadii aad donaysid inaad wadankii ku noqotid oo gabar ka soo guursatid waa arin fiican lakiin ma haboona in aad gabdhaha muslimka ah ee joogo north america aad tiraahdo waxay raaceen gaalada cadaanka.
Waxaad heli kartaa gabar fiican oo diinta si fiican u taqaano kuna dhaqanta. Marka recodka ha qaldin walaal anagana wiilal muslimiin ahaan, waa iska kaftan intaa, suuqa hanagu xumeeen.

wasalamu calaykum

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Dulqaad

Unrecorded Date
Asalamu calaykum

Waxaan umalaynayaa in ooge uudab ka dhex oogay dhalintii guurka xalaal doonka ahayd in mudo ahna uu hakaday mawduucu balse hablahaa soomaliyeed ee kunool yurub iyo woqooyiga Ameerica kuwooda wanaagsan anigoo kuhadlaya magaca wiilasha inta rumaysan in dumar wanaagsan ay kunoolyihiinwadamada aan kor kusoo sheegay anagaa ka xaalsiinay markaa habloow karaali ahaada dadka fikradahaasoo kale aaminsan ee soo dhexgala mawduucyada aadka xaasaasiga u ah raba inuu burburiyo yaan dhegloodhigin oo halayska dhego maro

Aniguna waxaan kamid ahay dhalinta aaminsan in guur lagu badhaadho laga heli karo internetka laakiin waguurkii diinkudhisan
marka inantii somaliyeed ee muslina ee quudaraynasa guurxalaala oo salkii diinta yahay haygala soo xiriirto Email ka hoose

NORWEY

faais75@yahoo.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Tawfiiq

Unrecorded Date
waryee sahalyare,
maxay tahay meeshad noo tilmaantay!

waameel cajiib badan ;waxa buuxa karibiiyaan,vietnamies,canadaian,
oo aan la af garaneynin,
ee mamaulka somalinet haa so sameeyaan pagekaas mid la mid ah oo somaalida keliya ku kooban
a.tawfiiq

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xabiib

Unrecorded Date
waxan ahay nin tuur leh-oo 30 jir ah gabaddee iga heshaa
ha ila soo xiriirto,
emailka wa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
gabdhii guurdoon ahay isoogali

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Caaqil

Unrecorded Date

ku mee kuma arkee

iscadee

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Feisal

Unrecorded Date
walaalayaal salaan wacan oo wanaagsan dabadeed waxaan aad ugu faraxsan ahay inaan ka qayb qaato falan qaynta dhalinta doonaysa inaan guursado markaa gabadha doonaysa guur xalaal ah iyo nolol raaxo leh haygala soo xidhiidho emailkayga sidoo kale hadduu jiro nin dhalinyaro ah oo haya gabadh walaashiisa oo uu ku asturo guur hayla soo xidhiidho aan wax kala qabtee waa haduu seedi fiican rabo

Hassan

Unrecorded Date
hassan

waxaan ahay nin leh 2xaas waxaan rabaa inaan helo
garbar somaaliyeed oo guur diyaar u.ah oo aaminsan
sunad rasuul iyo kitaabkeen diyaar baan u. ahay
meesha ay jogtab igala soo xariir halkan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Hizbullah

Unrecorded Date
A/ALAYKUM

ALLAH..MOST GRACEFULL...THE ONES WHO WILL BELIEVE OUR BOOK ARE THE ONES WHO ARE LISTENING TO US WITH CLEAR AND OBJECTIVE MINDS....
MY PEOPLE THE WORLD HAD ADVANCED AND ALSO THE HUMAN THINKING OF ALL ASPECTS OF LIFE AND PEOPLE ARE QUESTIONING THEMSELVES, IS MORE TO LIVE THAN MATERIALISTIC ASPIRATIONS..WESTERN SOCIETIES ARE FINDING IT SO HARD TO COPE WITH ALL THE NEGATIVE SOCIAL CHANGES IT HAD BROUGHT TO THEM AND TO US AT THIS VERY MOMENT...MY PEOPLE ARE MUSLIMS EMOTIONALLY BUT NOT INTELLECTUALLY AND OBJECTIVELY WITH CLEAR EVIDENCE TO PROOF THAT LIFE THERAFTER IS COMING AND THERE IS NO ESCAPE ALLAH WARNING US NOT TO DISMISS IT.
CAPITALISM ,COMMUNISM , TRIBALISM, THEY ALL HAVE ONETHING IN COMMON FOR THE IGNORANT AND THE ILL MINDED AMONGST US THAT THEY ARE ALL MAN MADE RULES, AND ARE OPEN FOR GROSS ERRORS HISTORY TELLS US ALL, THEREFORE I WOULD LIKE TO ADVICE MY PEOPLE TO KNOW ALLAH'S BOOK BECAUSE ONCE YOU UNDERSTANG THE LANGUAGE "ARABIC" THEN YOU HAVE A CHANCE OF KNOWING THE TRUTH AND THE GREATNESS OF THIS BOOK AND YOU WILL BE SURPRISED WHAT IS IN STAKE.......

A/ALAYKUM

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

LIIBAAN

Unrecorded Date
BY MUHAMMED

THANK YOU MY BROTHER HISBUILLAH FOR YOUR FACINATING STATEMENT. INSHALLAH THERE WILL BE PEOPLE WHO WOULD TAKE THAT ADVICE C ORRECTLY.
WALAALAYAAL WAAD KU MAHADSANTIHIIN DADKII DIYAARIYEY BOGAAN FARXADALEH... WAXAANA JECLAANILAHAA INAAN WAX YAR KA YIRAAHDO WIILASHA HALKAAN GABDHAHA WALAALEHEEN EE MUSLIMIINTA AH KU AFLAGAADEENAYA WAYNA KU QALDANYIHIIN WAXAANA DHIHI LAHAAA MARKAAD GHABDHO WANAAGSAN OO IDIN RABA SOO WEYDEEN AYAAD HALKAAN KU AFLAGAADEENEYSAAN GABDHEHEENA QURUXDA BADNAA EE MUSLIMIINTA AH QOFKII RABA FAAHFAAHIN INTAA DHEER HA IGALA SOO XIRIIRO E-MAILKA AHB MAXAMED67@HOTMAIL.COM WALAALAYAASHEY GUURKA WANAAGSAN DOONAAYANA WEY ILA SOO XIRIIRI KARAAN FADLAN HALKAAN. MAXAMED67@HOTMAIL.COM

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

musse

Unrecorded Date
yaa wax isla hayo hadee yaan la caroonin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

JAMAL

Unrecorded Date
In the name of Allah, the Most Benficient, the Most Merciful.

Aslamu Laykum:

I myself a DOOB, I am looking for a good wife. I am 19 years old in USA. I am attending college there, and I would like to get married soon, Insha-Allah. Let me leave you with some advices brothers and sisters...

Please have patience. Insha Allah, Allah has already chosen the one you will unite with. Just make lots of du'a (supplication). I always ask Allah (swt) to send me a pious Muslimah who loves Him more than anything in this dunia, who will love me only for the sake of Allah, and who will spend herr life with me in the worship of Allah (s.w.t). Fill your heart with the love of your Creator and keep yourself busy with Remembrance of Him. Allah will send the one for you when you are ready. Take care.

The things I look for in a girl are:

1. morals and faith.
2. loving her husband and his family.
3. comes from a good family.
4. must pray 5 times a day and fast Ramadan.
5. must talk in a low voice at all time.
6. must be willing to wear hijab.

Dear brothers and sisters:

Allah has created men and women as company for one another, and so that they can procreate and live in peace and tranquillity according to the commandments of Allah and the directions of His Messenger.

Walaalayaal Ilaahay (s.w.t), wuxuu Quraanka inoogu sheegay:

"And among His signs is this, that He created for you mates from among yourselves, that you may dwell in tranquillity with them, and He has put love and mercy between your hearts. Undoubtedly in these are signs for those who reflect" (30:21)

"And Allah has made for you your mates of your own nature, and made for you, out of them, sons and daughters and grandchildren, and provided for you sustenance of the best" (16:72)

Our Prophet Muhammed (pbuh) said,
"Marriage is my sunna. Whosoever keeps away from it is not from me."

Wasalam Laykum!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
To: All

Asalaamu caleykum

Walaal waxaan raadinayaa nin muslim ah diintana aad u yaqaan muhim ma aha in uu mufti noqdo laakiin aad ugu dhaqma diinta oo sunihii rasuulku scw ka muuqdo, waxbarasho ka gaadhey inta u dhaxeysa master-Phd, da'diisu u dhaxayso 35-40, firfrcoon daacadna ah, aan lahayn xaas hadii uu wax soo furay dhib ma leh,

fadlan haddii aad leedahay astaamahaa iiga tag emailkaaga anigaa kula soo xidhiidhaya.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
what is the phd and master for,you want a muslim man period. that attachment the phd and stuff doest fit your other condition. why dont you also add his dick size that sound more reasonable.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anon

Unrecorded Date
To the last anonymous, what is your problem???? The first anonymous is spekaing about what she wants. If you don't meet that profile, no need to be RUDE.
From your comments it is clear, that you don't met the criteria.
And yes, size matters; so quit being a crying baby.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

farahabdi

Unrecorded Date
Bismillah arraxmaan arraxiim,

Nin muslim ah oo yaqaan diinta islaamka iyo dhaqanka soomaliyeed ayaan ahay. Waxaan in badan raadinayey hoween soomaliyeed oo diinta inta ka dhiman ila dhammeysa oo guur xalaal ah ila gasha
hadaba haddi ay jirto gabadh soomaliyeed oo rabta inay diinteeda dhammaystirto, oo guur dooni ahi haygala soo xiriirto tilmaanta hoos ku taal, shuruuda kaliya oo aan ku xirayaa waxay tahay inay noqoto gabadh diinta ku dhaqanta, ogolna inay diinteeda iyo ninkeedaba adeecdo. Qurux iyo cilmi kale kuma xirna, haddii loo baahdona igula noolaata woqooyiga soomalia.

farahabdi_99@yahoo.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
TO: Anon

Assalamu calaykum

walaal looma baahna sida Anon2 kuu sheegay muran iyo aflagaado, haddii aad tahay mid astaamahaa leh ayuunbaad soo galeysaa MY SELECTION CRITERIA, haddii kale iska aamus maxaa yeelay ama wax san sheeg ama iska aamus ayuu rasuulkeenii scw yiri. Haddii aan kuu sheego sabbabta aan u qeexay heerka waxbarashana waayo waxaan ahay ardayad dhamaynaysa master degree, wixii inta aan sheegay kamaqana marka uu qofku buuxiyo shuruudahaas ayaan ka wada hadli doonaa.

SALAAM

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
Salaamu caleykum. Waxaan ahay gabdh 20sano jirta, waxaan rabaa nin diinta islaamka i bara yacni quraanka Alle, d.25-29

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
< E-mail>

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
sister where is your E-mail?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
Ihave been a single mum for almost 10 years, I didn,t wanted to get married again but now I realized life is not complete without a husband.Therefore if you are a good somali man, religeous,truthworthy, very active in dunia and aghera,around the age of 43-48 single, no problem if you had children previously, and leave in north America please email me at saadiya.hotmail.com Inshallah only seriuos one should reply and remember I,m not that desperate as you can see I sucrificed all my time to my children once again only seriuos gentleman need to write me.I forgot one important item you must be hundsome too.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

enough intelligent

Unrecorded Date
good luck to you all of you.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
Asalamu aleikum I,m correcting my email that I posted as just saadiya@hotmail.com sorry about the mistake my actual email adress is as follows Saadiya20@hotmail.com sorry for the confusion.that is if anyone has tried to email me. the massage was posted on nov 05.99.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

adam

Unrecorded Date
AS -SALAAMU CALEYKUM YAA MUSLINIIN.
HADDII AAD RABTO GABADH MUSLIN AH ILA SOO XIDHIIDH

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
somalinet please delete my massage under saadiya20@ hotmil.com please I will appreciate your cooperation thank you.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

barqadle

Unrecorded Date
hi all
my name is barqadle living north america
iam 36 years old good looking if you interest please send me email
barqadle@aol.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
my name is rooble living south east usa
i am 28 yrs waxaan donayaa gabadh somaliyeed oo diinta taqan oo ku dhaqanta walaal
igala soo xariir
rooble66@hotmail.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xarunta guur doonayaasha

Unrecorded Date
wwad mahadsantihiin haday idinka dhab tahay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

walaasha

Unrecorded Date
sallaamu caleykum
waxaan ahay haweeney dooneesa guur xalaal ah laakin diinta sifiican u ma aqaan.

markaa haddii uu jiro nin raba inuu diinta i baro ha ila soo xariir.
ana waan adeeci doona inshaa alla.

sallamu caleykum

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

daacad

Unrecorded Date
walaal diinta waa lagu barayaa waana lagu guursan ee sidee rabtaa in laguula xiriiro
waa walaalkaa daacad

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Kusow

Unrecorded Date
To: Dhamaan walaalaha

Runtii aad iyo aad baan idinla dhacay inkastoo hal halkoo iska cayaari iska jiro. Waa markii ugu horeysay ee aan Pag-kan arko waayo, hadaan ogahay mar hore ayaan isa soo biimeen lahaa.

Ilaahay kuwa ay runta ka tahay ha u sahlo, waxay raadin. Bil axsaanag qora e-mailadiina,qaarkina aan qorin si niliila soo xiriira.

Kusow
Ramadaam Kariim "Ani wali weeyo, lakiin Insha Allah marbaan isa soo dhajin donaa"

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

walaasha

Unrecorded Date
to daacad

E-mail walaasha@hotmail.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

walaasha

Unrecorded Date
to: daacad walaal intee ka dhacadey yaa?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

muna

Unrecorded Date
Assalamu caleykum.
dhamaan walaalaha islaamka waaxaan idinku salaamay salaantaas islaamka.
kadib qoraalkan waxaale wiilasha soomileyeed ee diinta islaamka waxka yaqaan kuna dhaqma ahna guurdoonka, walaal hadii aad guur xalaalaha iyo guri islaam dhisitiisa dooneysid aadna raadineysid gabadh walaasshaa oo guurdoon ah, fatlan isku tay in aad ka jawaabto su aalahan,
hadii jawaabtaadu noqato YES waat ila soo xiriirikartaa
1-ma tahay qof diinta waxka yaqaano mase ugudhaqantaa siwanaagsan.
2-hadii xumaan timaato ma tahay qof ilaahay hortiis ugu sabri karo.
3-aqlaaq wanaagsan oo waafaqsan diinta islaamka.
4-soomali ma tahay.
5- ma ku nooshahay North america ama canada.
6-age 27-32
HAdii jawaabahagu HAA noqdaan waxaat igala soo xiriirkadhaa Emailka hoose.

wasalaamu caleykum.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Faarah

Unrecorded Date
Assalamu-calykum

TO. MUNA
walaal waan wada buuxiyey shuruudaha badankooda, inkastoo aanan ku noleyn North america, misna waan imaadaa marar badan, fadlan ma soo sheeki kartaa si lagula soo xidhiidho.

Wasalaamu Calykum

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

muna

Unrecorded Date
Assalaamu caleykum.
Wallaal Farah meesha magaca ayaa isku badaleysa
Email markaat click ku samayso.
Hadii ay kuu hagaagi waydo ila soo socadsii.

wasalamu caleykum.
walaashaa Muna.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Faarah

Unrecorded Date
Assalaamu caleykum.
Walaal asaf ima suuroobin in aan helo.
lakiin waxaan rajeynayaa in aan ku maqlo mar kale.

wasalamu caleykum

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Helper

Unrecorded Date
SALAAMU ´CALAYKUM

INTAAS KADB, AAD IYO AAD AYAAN UGU FARXAY FIGRADAN WANAAGSAN, SIDAAS DARTEED WAXAAN KU DAR SAN LAHAA UUN....HABLAHA IYO INAMADA GUUR DOON KA AHI..WAXA LOOGU TALA GALEY PAGE....ISBARASHO FURAN..SIDAAS DARTEED WALAALAHA WAX RAADINAYAAN HA KU SOO QOREEN XAYEYSIINTOODA HALKAAS!

WAXAY TAHAY MEESHA HAD IYO JEER DADKA WAX DOONAYAA KA BAADHAAN NOOCA QOFKA AY RABAAN IN AY NOLOSHA LA WADAAGAAN!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
Zz<Z<z<<z<Z<z

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

waa iga waano

Thursday, August 10, 2000 - 03:09 am
Asalaam Caleykum Sahal yare.

Runtii waxaan aad iyo aad ugu naxay Ra'yigan Foosha xun ee aad u soo gudbisay dadka n=soomaaliyeed ee Web-kan iskugu yimaada. waxaana kuu soo jeedinayaa adiga iyo inta kugu raacdayba arimahan: Marka hore haddii sheygan uu yahay camal wanaagsan oo aduunyo iyo Aakhiro ku liibaaneysid oo haddii aad dhimatana aan cadaab qabri kala kulmeynin waa fiican yahay. Taasi waxaan ula jeedaa ku dayashada dhaqanka shisheeye ma'ahan in dumarka ay timaha qaawiyaan,oo dhar foolxun ah ay qaataan oo Boyfreind sameystaan.oo wadanoolaansho nin ka xaaraan ah iyo isu beecin nimanka kale ee gaalada ah sida Fotomodelka IWM. Anigaa waxaan aminsanahay in ay arintani tahay mid lagu beecinaayo dumarka Soomaaliyeed meel walba oo ay joogaan iyagoo guur doon ah,haddii uu qofka Guur doon rasmi uu yahay oo Rabi la ogyahay oo daacad uu ka yahay naag ma weynayo waa inuu la xiriiraa Ehelkiisa,qaraabadiisa iyo asxaabtiisa kuwa ugu jecel yahay oo uu ku dan qarsan karo,waxaan idin leeyahay Rabi ka baqo oo arintani dib iskugu laabta oo diinteynu maga raali tahay mise waa ka mamnuuc.Tusaale :
1.Ma jeceshahay in walaashaada ay is beyciso.iyadoo ay heli karto jid wanaagsan oo ka fiican kan.

Waxaan Rajenayaa inaad si fiican u fahmi doontaan ulajeydeeda: Cali-Holland

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Talo ku Raac

Friday, August 11, 2000 - 05:40 am
Asalama Caleykum Cali-Holland

Walaal aad iyo aad ayaan ugu faraxay Ra'yigaagan ee aad u soo jeedisay walaalkeena sahal yare iyo inta ku raac dayba anigana waan kugu taagerraya oo waxaan u sii raacin lahaa iney ka fiirsadaan arintan oo qofkii guur daacad Raba oo qurbaha jooga hala xiriiro Ehelkiisa oo haddii uu leeyahay aniga ima anfaceyso naag/nin aan isku qabiil nahay ama qaraabada ii dhaw waxaan ku lee yahay la tasho saaxiibkaaga/saaxiibadaada aad u jeceshahay dunidan oo ku dan qarso si ay wax kula qabato,waxaan Aminsanahay in arin wax ku ool ay kasoo bixi doonto. Iga raali ahaada haddii aan arintan aan ku dheeraaday. Wa billaahi Towfiiq

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.