site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

SUAAL

SomaliNet Forum (Archive): Islam (Religion): Archive (Before Feb 2000): SUAAL
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ANONYMOUS

Unrecorded Date
ADIGOO WAYSA QABA HADII AAD XIRATO ISKAALSAHA. HADHOW WAAD KA MASAXI KARTAA DUSHA ILAA 24 SACADOOD GUDAHOOD... AYADOO AANAY KU SOO GALIN ARIN QUBAYS WAABIJISA.. OK SU'AASHAYDU WAA SHAQEEYAA DHARBADAN AYAAN XIRTAA,, MARKAA ADIGOO BIYO HELI KARO MA BOORAYSAN KARTAA? WAAYO BIYAHA ITICMAALKOODA WAQTI IGU QAADANAYSA, OO DHAR BADAN IN AAN BIXIYO IYO SHAQO DHEERAAD BAY IGU KEENAYSAA... FADLAN IIGA SOO JAAHIL BIXI ARINTAAN,, MAANAN SAMAYN WALI OO WAAN WAYSAYSTAA CAADI AHAAN LAAKIN SIDAAN BAAN KU FIKIRAY HADII AY ANSAX TAHAY WAYSADAASI...
MAHADSANID..

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Calimacalin

Unrecorded Date
Assalaamu calaykum warax matulaah.
salaan kadib
ku:walaal su'aasha qoray.

walaal marka hore waa inaad xasuusnaataa inay waysadu tahay waajib hadii aad biyo heli kartana ayaka ku waysaqaado oo tayamum kuuma banaana .
walaal xasuus now waysadu inay tahay amar Allaah uu na amray rasuulku noo fasiray oo nabaray,
Rasuulkun (scw) waxa uu yiri umadayda maalinta qiyaame waxaan dadka kaga garanayaa waysada,
Abii Hurayra marka uu weesaqaadanayo waxa uu gaarsiin jiray garbaha si ay unuuraan maalinta qiyaamaha.
walaal dad ayaa laga cayrinayaa xawdka Nabiga markaas ayuu Rasuul leeyahay waa umadaydii waa umadaydii markaas ayaa laleeyahay ma ogid diintii ayay wax cusub ku soo dareen markaas ayuu Rasuulku leeyahay fogeeya.
sidaaas iyo nabadgalyo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
mahadsanid Calimacalin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Dr Who

Unrecorded Date
Salamu alaikum

Jawaab

Walaal Jawaabta su'aashaada waa Maya, sababtoo ah Asalka weysadu waa Biyo. Booreysiga ama gobogobeysiga wazaa la inoo baneyyey markaan biyo weyno.

Nabiga scw wuxuu xadiith saxiixa kuleeyahay! Salaad uma jirto ninkaan waeyso qabin..!.

Walaal markaa arinku waa saas.

Wasalamu alaikum

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Omar

Unrecorded Date
asalamau alaykum
yaa akhii su'aashaadu waxaan anigu ufahmay anigoo iskaalsa xiran biyna heli kara ma masixi karaa jawaabtu waxay tahay haa waad masixi kartaa xataa hadii aad biyo kugufilan aad hasatid arinka booraysiguna meeshaan wax kama soogalayo isku baab maaha ilaahay kheyr hakasiiyo walaalki kuusoojawaabay oo meel kale laaday jawaabta culmadu waxay yiraahdeen iskaalsada waxaa looga qiyaas qaadan karaa khufkii nabiga iyo saxaabada qaadan jireen wayna masixii jireen saad adigubaa sheegtay marka muslimiinta ah sidaadoo kale ee ka shaqeeya meelaha xafiisyada iyo meelaha kale ee lamidkaa waxaa ufudud inay msaxaan wabilaahi tawfiiq

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Walaalkiin

Unrecorded Date
Nabad iyo Naxariis Ilaahay Korkiina Ha Ahaato.

Walaal Omar Ilaahay Ajar Ha Kaa Siiyo Jawaabtaada.
Dad badan oo Musliin ah ayaa joogo wadamo dadka u badan ayna aqoon u lahayn "Waysada" taas oo keeni karta in ay kula yaabaan ama kula diriraan haddii aad cagaha ku dhaqato musqalahooda.

Wadamada qaar koodna sharci caafimaadka bulshada ku saabsan ayaa diiday in aad cagaha ku dhaqato meelaha caamka.

Haa ANONYMOUS waad masaxi kartaa sida Omar i sheegay iskalshada korkeeda mar haddii ay daahir yihiin.

Haddii aad negidahay ama aad joogto meesha aad ku nooshahay iskalshada waxaad isticmaali kartaa marka kali ah maalintii. Haddii aad musaafar tahay ama aad safar ku jirto waxaa iskaalshada masaxi kartaa saddex maalmood.

Macnaheedu waa maalin walba waa in aad xiro iskaalsho nadiif ah oo aan ahayn tii aad shalay qabtay marka aad muqiimka tahay.

Iskalshadood korkeeda biyo mariso ama aad masaxdo la mid ma aha BOORAYSI.

Ilaahay Wuxuu Idin La Rabaa In Uu Idiin Fududeeyo Diintiina.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.