site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

KAFAARA GUD

SomaliNet Forum (Archive): Islam (Religion): Archive (Before Sept. 29, 2000): KAFAARA GUD
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Omar

Monday, September 25, 2000 - 05:33 am
Assalaamu Calaikum Waraxmattullahi Wa Barakaatu

Waxaan Culumadda iyo Aqoonyahanadda Somaalidu waydiina, arrin aniga gaar ii ah, una arko in aan Galay (Denbi wayn). Oon jeclahay in ay ii sheegaan Kafaar gudkiisa wuxu yahay.
03 sanno ka hore wiil baa ii dhashay, 19 maalmood ka dib wuu geriyooday asagoo ku jiray mudadaas kala barkood Cisbitaal. Al Xamdu Lil Laahi, Ilaahi I siiyay ayaa jeclaaday. Waa marki igu horaysay SAQIIR iga dhinto aanan u lahayn qibrad sida loo duugo.

Meedkii waxaan geeyey qabuuraha (dad ila socday ma jirin). Markaan geeyey Maqbarka waxaa joogay ninka ka masuul ah, iyo niman shaqadooda ay tahay meedka in ay dhaqaan ayna dugaan. Waxba ma waydiin, waxaan u dhiibay Meedki, iyo lacag ayaan siiyey dadka meesha joogay si ay u dhaqaan ayna u duugaan. Waana ka tegay anigoon ku duggan SAQIIRKII, Raggi meesha joogayna ii ma ay san sheegin, waxaan ku laabtay gurigii.

Marka walaalayaalow, bal ii soo sheega sida KAFAARA GUD aan u samayn lahaa iyo wax yaabaha liga rabo. Aad iyo aad baan u Ooyaa markaan soo xususto qaladkayga. Ilaahayna ka baryaan inu ii Denbi Daafo.

Wa Bilaahi Towfiiq.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

KHADIJA

Monday, September 25, 2000 - 11:14 am
asalaamu caalykum

yaa waaye dadkaad u dhibtay . iga raali noqo cilmi uma lihi laakiin walalahayga kale oo iga cilmiga badan ayan rajaynaya inay kaga jawaabi doonaan ilaahay ha u naxariisto wilakagii yara kolayba saqiir buuu ahaa o wax dhabi ah malahayne

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.