This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...
Go to Current Forums ...with millions of posts
Friday, September 29, 2000 - 05:34 am Assalaamu Calaykum Walaal wax badan baad maqashay ila QOSOL taasoo aan ALLAAH sareeye kuu dirin bal ila AKHRISO Maanta Boga ILA OOY! http://home.freei.com/islaam Diyaariye Walaalkiin Islaam@usa.com
| |
Tuesday, October 03, 2000 - 06:16 am WWW: Walaal waad mahadsantahay wanaaga aad wado waxaana ilaah na uuntey kaaga baryayaa inuu ajar kaa siiyo waxaana kaloo kugula talin lahaa inaad ka caajisin wanaagga aad wado una wado ILLAH dartiis Jazaaka'llahu kheyr
| |
Friday, October 13, 2000 - 05:05 am Assalaamu Calaykum Walaalayaal booqda Boggan http://home.freei.com/islaam wuu idin farax Gelin doonaa!!! intiina kheyrka jecel Walaalkiin
|