site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

SUNNAHA OO LAGA TAGO MA LAYSU QABSANAYAA QIYAAMAHA??

SomaliNet Forum (Archive): Islam (Religion): Archive (Before Oct. 29, 2000): SUNNAHA OO LAGA TAGO MA LAYSU QABSANAYAA QIYAAMAHA??
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

umm-soomaal

Sunday, October 01, 2000 - 10:04 am
as-salaamu calaykum.

walaalayaal SUNNA oon hadiyo jeer maqalo inlagu xidhiidhiyo Quraanka marka laga hadlayo inlagu dhaqmo,oo labadaa lagu badbaadi doono.

Sunnuhu miyaanu ahayn sida salaadaha sunayaashooda oo kale oo hadii aan katago aan la iiqabsanayn maalinta QIYAAME,sida soonka sunnaha ah oo hadii aan katago aan rajaynayo inaan la ii qaban?

ama sida in guurka ragu badiyo oo sunna ah in hadii laga tago oo mid lagu gaabsado aan qofka loo ciqaabi doonin ,mise
macnaha SUNNAHA ayaa intaa ka qoto dheer
ama ka balaadhan oo sikale ayaa loo kala dhigdhigaa????????????????

waxaan ka codsanaynaa inay culimadu soo daayaan oo noogu deeqaan wixii ALLAAH baray si`aan u fahamno macnaha saxa ah ee laga wado sunnaha.?????

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abdiwali

Tuesday, October 03, 2000 - 03:39 am
salaamu calekum walaal ani inta aan ka aqaano ayaan kuu sheegin sunada sadex qayb ayey ukala baxdaa waxayna kala yihiin mid waajib ah oo hadii aad katagtid uu alle kuu ciqaabin iyo tan labaad oo ah mid ladkeeyay oo hadaadan la imaan aan laguu ciqaabayn sida salaada subax sunaheeda waa mid la adkeeyay , tan ugu danbeysa waa sida sunada salaadaha oo hadiii adkatagtid laguu ciqaabimaayo iyo salaato leylaka

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.