site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

A SINCERE MESSAGE TO SOMALILAND HATERS

SomaliNet Forum (Archive): Islam (Religion): Archive (Before Oct. 29, 2000): A SINCERE MESSAGE TO SOMALILAND HATERS
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

REPUBLIC OF SOMALILAND

Monday, October 02, 2000 - 03:42 am
--------------------------------------------------------------------------------
The days when we ( Somali landers) couldn’t get a passport or obtain a visa until we travel to your Fucked up Mogadishu are over, the days when we couldn’t go to a University unless we have a home in your Fucked up Mogadishu are over, and the days when we couldn’t import anything unless we go to your Fucked up Mogadishu ( needless to say Somaliland has the longest coastline in Africa) are over. Now, your Fucked up city has collapsed, and your people took it as an opportunity to go wild and loot the infrastructure of it, and you want us to come back to it. A mentally retarded person wouldn’t dare go back to what so called Mogadishu. What we left behind was a great asset, we left our homes, our money, out clothes, and everything that meant alot to us. Yet, you couldn’t handle your own affairs ALONE. In the contrary, we have built and we still building to this moment our own cities that your old regime totally neglected for over twenty years. what the hell do you want from us? Leave us alone for Allah sake, and believe me this isn’t a request, it is more like an order for your people sake. Unity isn’t today, and tomorrow doesn’t look good either. We have given you an opportunity that lasted twenty two years, and Sir you failed miserably. It is up to your people to elect a criminal such as yourself, and if that what it takes to stop them from killing one another, then be it. But, try not to think of Somaliland now or anytime in the future.

Sincerly yours
Naser Essa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

um-sahra

Monday, October 02, 2000 - 01:31 pm
As-Salaamu calaykum.

walaal Naasir.

waad mahadsantahay.

waxaan ukala qaadaynaa arintaad kahadashay laba.
1-Ilaahay dulmiga majecla Soomaali inteeda kale hadii ay inagu khasbayaan inaynu raacno inama khasbi karaan waayo waxaan anigu u arkaa in ay tahay khalad in layidhaa maxay u goosanayaan waayo wax aynu ku goosano oo aynaan weligeen ugu soo noqon ayaa laynagu sameeyey.

2- walaal waxaan kaaga nasteexaynayaa qiirada qabyaalada ku salaysan waayo laga bilaabo markay naftu kaa baxayso ilaa aad Ilaahay kala kulanto waxaa laydiin kala bixi doonaa adiga iyo your CREATOR ALLAAH waxaana lagu waydiin doonaa kaliya naftaada iyo intaad kamasuulka ahayd sida xaaskaaga caruurtaada etc.

walaal aynu iska cafino dadka ina dulmiyey gobolkeenana xor ayeynu u nahay hadaynu goosanayno hadii dagaal laynagu khasbayo laynagu

soo qaadana ku BUSHAARAYSO qof dulmi ku socdaa guulaysan maayo e.

walaal anigu waxaan uun jecelahay inaad Ilaahay shar oo dhan kamagan gashid dariiqa Ilaahayna ku toosnaano.

anigu waxaan kudhashay magaalada Hargeisa waxaan wax kasoo bartay schoolkii biyo dhacay welina waalidkaygii wayjoogaan.

aniguse 16sano ayaan kamaqnaa.

walaal aynu xadhiga Ilaahay qabsano inagaba in dhib-badan oo DIIN CAY IYO KHAYR DARO dhulka naxariista Ilaahay uga dheeraynaysa ayaa inagu jirta ILAAHAYOOW naga dhig adoomo SAALIXIIN AH.

waxaanan ku leeyahay arimaha wadaniyada,qabyaalada etc dadka way sii kala fogeeyaane intaa kaga hadh subject-ka.
iga raali ahaw Englishkana aad uma aqaano
kuugumaan soo jawaabine.
dardaarankeenu waa Alle kacabsi iyo inaan isxisaabino intaan layna xisaabin.

mahadsanid.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, October 09, 2000 - 05:42 pm
to: somaliland speaker
nowhere childish ideas

What have u done so far?
Pls Make your mental free. U are notfreand you are not feeling.
Just like a buby dog.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SOMALILAND

Saturday, October 14, 2000 - 03:27 am
Assalaamu Calaykum

UMM Sahra

Walaal Hadalki waad wanaajisay Laakiin waxaan ku weydiin lahaa HAL ARIN maadaama aad u eg tahay qof DIIN leh oo kheyr badani afkaaga kasoo baxaayo DIINTA QAARNA MIYAAD RUMAYN QAARNA MIYAAD KA TEGI!!!

Waxaan walaal sidaa kuu leeyahay waxaad walaalkeen ka waanisay Cayda ,Qabyaalada iyo arimo kale sida inii ilaahay ka cabsado, waxaadse ku taageertay inaad SOOMAALIDA INTEEDA KALE KA GO'DAAN.

Walaal DAWLADII ALLAAH DUMIYAEY EE SOOMAALIYA ma jirto cid ay CAANO u listay dadkii ay laysayna waxaa u horeeyey QOYSKEEDA marka qudhaadu XAMIYADA iska ilaali oo waxaad ogaataa waxyaabaha ALLAAH inoogu yeeraayo waxaa ugu horeeya MIDNIMO.

Walaal XABASHI ha u hiilinina haddii kale ogaada ina ALLAAH meel kala soo bixin doono cidii AMXAARO u gargaarta.

Walaalkaa
from SOMALILAND

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

proud___girl

Thursday, October 19, 2000 - 08:35 pm
to all fools
WHAT HAS SOMALILAND GOT TO DO WITH RELIGION?
NOW YOUR HATRED TOOK YOU HERE,I WOULDN'T BE SURPRISED,CUZ YOU ALL ANIMALS.
MAY MY GOD DIRECT YOUS TO THE RIGHT PATH.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.