site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

BAL EEGA

SomaliNet Forum (Archive): Islam (Religion): Archive (Before Oct. 29, 2000): BAL EEGA
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ibnulislaam

Friday, October 06, 2000 - 03:55 am
Kadib markii la'abuuray dalal iyo nations kala duwan oo qolo walba meel lugu xidhay ayaa markaa cadcad loo googoosanayaa iyadoo intii kale eegayso.Bal eega ciidankii Urdun ee shalay xukumayey Quddus iyo muslimiinta daggan ayaa ciidankoodii cirka tagay dhulkii barakaysnaa intay eegeen yuhuuddii oo gummaadayso ubadkayagii unbay dhowr qofoo dhaawac ah soo qaadeen. War ciidanka maxaa loo abuuray ma'inuu sidii naarsiska wax dhayo mase inuu difaaco maatada laxasuuqayo. Bal eega dunidan imtixaanka taagan.
Kaalaya aynu gubnee calamadan xunxunee gumaysigu noo sammeeyey aanan qaadanno hal calan ooy kuqorantahay tawxiidka sidii Suubanaha(Scw)iyo saxaabada iyo taabiciyiintuu kusugnaayeen.
Ma'aha Qudusoo qudha ee meelwalba aynu difaacno oo u dirirro.
Way mahadsanyihiin intii ilawalwaysa.
Warbal eega oo hadana eega oo hadan eega.

Ibnulislaam

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Friday, October 06, 2000 - 03:57 am
Waa lagula eegay saaxiib xaggese waxlaga billabaa ayey su'aashu tahay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

KHADIJA

Saturday, October 07, 2000 - 10:58 am
asalaamu caalykum

walaalyaal walaalaheen muslimiinta yaaynaan ducada kala baqaylin aan u ducayno walaalaheen inuu ilaahay cadawgooda jabiyo oo muslimiinta sharafkoodii iyo cisigoodi ilaahay oo celiyo walaalyal duca yaynaan ka ilaawin walaalyaal ducada yaanaan ka ilaawin walaalaheeen aan ilaahay markaan u sujuudsanahay niraahno alahuma ansur ikwaanaa fii filistiin waa fii jeejniyaa wa fii kuli maan ya rabal caalamiin walaalyal walaalaheen yaynaan ducada kala baqaylin


wabilaahi tawfiiq

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.