Anonymous | Thursday, October 12, 2000 - 08:54 am Walaalayaalow xaaskeyga ayaa aad u been badan marr badana waan ku kala guurnay ee diiniyan maxaa la gudboon nin xaaskiisa aan la weydiin karin waxba sababtoo ah wixii maskaxdeeda ku soo dhaca ayey ku jawaabaysaa. Mahadsanid. |
Hakima | Thursday, October 12, 2000 - 02:23 pm Dear Brother, There is a hadith that describes the criteria to choose a wife: briefly, it states that a woman should be selected according to her Nasab( ie is she from a good family...etc) according to her wealth, according to her beauty and finally according to her religion and the one with religion is highly recommended. So, brother, as a muslim sister i advise you to try to change ur wife's manners...if she persist on doing what you are complaining of, then, you have the choice of getting separated.Lying is forbiden by islam and socially its a bad habit. A bad wife like a bad husband is a lacana. ps: i recommend u to ask the Imam of the local mosque u go. peace... |
s | Sunday, October 15, 2000 - 04:49 am asalaamu calaykum |
HAAJI | Friday, October 20, 2000 - 09:24 am to anonymous assalaamu calaykum walaal salaan ka dib waxaan ku leeyahay sideedaba dumarku waa nasiib qofna ilaahay wuxuu ku aadiyaa qof wanaagsan qofna wuxuu ku aadiyaa qof xun ee waxaa haboon in aad ku waddo waano iyo caqli celin maxaa yeelay dumarku sidoodaba waa iska miskiin oo waxaa ku filan in aad waaniso nabigeena muxamed (s.c.w) wuxuu yiri (dumarku waxaa laga abuuray feer qaloocan hadii aad isku daydid in aad toosisid way jabaysaa hadii aad dhaaftana way sii qaloocanaysaa ee dumarka u dardaarma oo waaniya) marka walaal waxaan u malaynayaa in uu kugu filan yahay oraahda nabigeena s.c.w. intaaas iyo nabad galyo wassalaamu calaykum |