site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

NIN GURIGIISII GUBANAYAA GURI KALE MA BAKHTIIN KARAA

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before October 29, 2000): NIN GURIGIISII GUBANAYAA GURI KALE MA BAKHTIIN KARAA
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abdikarim hassan

Saturday, October 21, 2000 - 02:51 pm
sida aan ku arkayey news waxaa la sheegay in
C/qaasin ka akhriyey khudbad shirka naagaha
carabta ka dibna loo sacabiyey, C/qaadir miyuu
ilaaway gabaygii sayid mohamed abdulle hasan
ee ahaa maandhaw cayaayirka iga daa carabi waa
naage, cabdulqaadir gurigeenii ayaa gubanaya
cid kalena wax ma tari karee wax anfaca dadka
iyo dalka ma haysaa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

african-brother

Sunday, October 22, 2000 - 01:05 pm
abdikarim in badan ayaan fikradahaada arkay runtii waa kuwa dhexal gal ah, waa runtaa nin tiisa daryeelaa tu kale ku dara, laakiin walaal waxaad ilaawday ninkan shaqsiyadiisa, wuxuu intaa ka rabaa inta naagaha calool jilcaan ka dibna u tuuraan xoogaa qadaadiic, anigu ma arko dan ama xal laga keeni karo shirka naagaha carabta, intii ay isku kayn gubi karayn waa ay na marsiiyeen. waa mistake in soomaali lagu sheego waa carab, taas nooma saa'idin waxaan ka ahayn isolation within african brothers.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.